Su’aasha: Asc Allah mahadleh Waad mahadsan tihiin Allah macak Waxaan ku riyooday anoo dhex jooga god wayn oo uu dahab saafiya oo kuus kuusani kabuuxo in taan dhex galay dhex jooga oo aad ugu faraxsan dahabka aan helay awgeed Allah mahadleh. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa imtaxaan adduun, dahabka waa wax naftu ay jeceshay marka riyada […]
