Naagteyda hadan kufsado oo ilmo ay dhasho ilmaha xaaran miyaa

Naagteyda hadan kufsado oo ilmo ay dhasho ilmaha xaaran miyaa Su’aasha: Malmahan waxaa jira baraha bulshada sheeko ah ninka haduu kufsado nagtisa ama xoog ku waso waa qalad, looma ogola inu kufsado dad somali ayaa bilaabay inay baraha bulshada waxas la ordan, Hada naagta qabo kufsado ilmaha aa ii dhasho xalaal mayaa masa wa xaraan […]
Ninka inuu xaaskiisa kufsado diinta islaamka maxay ka qabtaa

Ninka inuu xaaskiisa kufsado diinta islaamka maxay ka qabtaa Su’aasha: scw bahda Daruur su’aal ban qabaa oo ah kufsiga xaaska webka BBCÂ Somali waxaan ku arkay sheeko ku saabsan kufsashada xaaska waxaan rabi lahaa diinta islaamka waxa ay ka qabto inaad noo sheegtaan ninka hadi nagtiisa ay u diido inuu u galmoodo oo uu xoogo […]
Addoonteyda hadey uur ku qaado Galmada Ilmahaas xalaal ma noqonayaan?

Su’aasha: Aad iyo ayaan kaaga mahad celinaa jawaabta aad isiisey mideeda kale qofku haduu adoontiisu u galmoonaayo hadey uur qaado ilmahaas xalaal ma noqon karaan. Jawaabta: Ilamaha addoontaada ay kuu dhasho waa ilmo xalaal ah oo magacaaga qaadanaya, waana ilmo xor ah adiga ku raacaya maadaama aad tahay kan iska leh hooyadooda, haddii aad dhimato […]
Qof addoonteyda ma u galmoon karaa?

Su’aasha: Inkastoo waqtigan aysan jirin is adoomeysi dadka dhexdiisa hadana waxaan culuma badan ka maqlay markay xadiisyada warinayaan in ay dhahaan ha u dhawaanina intaan ka ahayn xaasaskiina iyo adoontiina marka waxaan rabay hadaad cilmigaas igu dhaantaan inaad iisheegtaan waagii hore ninku haduu addoon lahaa wuxuu rabo miyuu ka sameysan jiray jwb deg deg ah […]
