Gabar haday ku riyooto iyadoo wan soo iibsanayso

Gabar haday ku riyooto iyadoo wan soo iibsanayso Riyada: scw walaal waxan rabaa in layfasiro riyada ah gabar haday ku riyoto wan iyadoo suuqa kasoo iibsanayso riyadas maxa lagu fasiraa. Fasirka: Riyada iibsashada wanka waxay tilmaamaysaa farxad balaaran inay heli doonto gabadhaas, waxaa kaloo lagu fasiraa inay guursan doonto nin fiican oo baari u ah […]
Riyada qalidda wanka iyo gooynta xaniinyaha

Su’aasha: Asc wan idin salaamay salaan kadib wll aniga waxaan ahay qof xanuusan marwalba Allaah waxaan ka baryaa inuu i caafiyo habeen habeenada ka mid ah waxaan ku riyooday riyo cajiib ah oo riyadaas waxay tahay waxaan ku riyooday aniga oo wan qalayo weliba weligeyga ari ma anan qalin wankaas si xog ah o cabsi […]
Riyada aragtida wan wayn oo xareed cabbaya

Su’aasha: Asc Allah mahadleh Waad mahadsan tihiin Allah macak Waxaan ku riyooday anoo jooga meel dhul roobku da’ay oo xareedu wadhan tahay banaanada oo barwaaqo ah Ayaa meel agtayda ah waxaa ka cabaayay Wan wayn oo xareeda cabaayay Allah mahadleh. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa barwaaqo iyo nimco aad heli doonto, wanka waa wax aad u […]
