Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada god wayn oo dahab ka buuxo

Su’aasha: Asc Allah mahadleh Waad mahadsan tihiin Allah macak Waxaan ku riyooday anoo dhex jooga god wayn oo uu dahab saafiya oo kuus kuusani kabuuxo in taan dhex galay dhex jooga oo aad ugu faraxsan dahabka aan helay awgeed Allah mahadleh. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa imtaxaan adduun, dahabka waa wax naftu ay jeceshay marka riyada […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada aragtida wan wayn oo xareed cabbaya

Su’aasha: Asc Allah mahadleh Waad mahadsan tihiin Allah macak Waxaan ku riyooday anoo jooga meel dhul roobku da’ay oo xareedu wadhan tahay banaanada oo barwaaqo ah Ayaa meel agtayda ah waxaa ka cabaayay Wan wayn oo xareeda cabaayay Allah mahadleh. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa barwaaqo iyo nimco aad heli doonto, wanka waa wax aad u […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada geel hooyo daba socda oo dilaya libaax

Su’aasha: Asc Allah mahadleh waad mahadsan tihiin Allah macak waxaan ku riyooday anoo jooga meel barawaaqo ah oo wada dhiroo doog aad u badanle oo green ah waxaan taagnaa albaabka waa casar sidan filayo (cadceeda oo gaaban lkn wali aan dhicin ayaan arkayay)  waxaa meel ilaa 1km ii jirta soo socota hooyaday geel badanina wuu […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada aragtida masaajidka weyn

Su’aasha: Asc Allah mahadleh waad mahadsan tihiin Allah macak waxaan ku riyooday anoo masaajid wayn oo dhawaan LA dhisayoo aad u qurux agtaaganoo dadku leh masaajidkani waxa dhisay hebel waxuuna galaa gurigani ku dhagan. mana aqaano runtii Cid dhistayba markanay riyo ahayn Allah mahadleh Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa khayr aduun iyo khayr aakhiro sidoo kale […]

Categories
Fatwada

Ninka inuu xaaskiisa kufsado diinta islaamka maxay ka qabtaa

Ninka inuu xaaskiisa kufsado diinta islaamka maxay ka qabtaa Su’aasha: scw bahda Daruur su’aal ban qabaa oo ah kufsiga xaaska webka BBC  Somali waxaan ku arkay sheeko ku saabsan kufsashada xaaska waxaan rabi lahaa diinta islaamka waxa ay ka qabto inaad noo sheegtaan ninka hadi nagtiisa ay u diido inuu u galmoodo oo uu xoogo […]

Categories
Caafimaadka Health

Maxay yihiin sababaha hor istaagi kara biya baxa riyada

Su’aasha: Waxaa iishegtay inay sababo badan hor istaagi karaan biyo baxa riyada marka maxay noqonkaraan Jawaabta: Way jiraan sababo reeba qofka inuu isku junuubo oo hurdada ku biyabaxo, waxaa ka  mid ah: Qofka inuu wax kale ku mashquulsan yahay ama uu caadi ahaan u jiran yahay jirro nooc kaste ah ahaato, kacsiga ayay saamaysaa, ama […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada niman dhalinyar gabar soo weeraraya

Su’aasha: Asc walaaha saaka adinkii waxaan ku riyooday anoo la jooga hooyaday oon ku jiro guri ayaa waxaa nasoo weeraray dad gabdho iyo wiilala ani bayna irabeen hooyaday ayaayna daaqada kala hadleen lkn way lahaday hooyo daqada xidh ban dhahay cabaar baan guriga ku jiray markii danbe ayaan isdhahay suuli aad markaa waxàba isoo galay […]