Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dhul barwaaqo ah oo aad u qurux badan

Su’aasha: Asc Allah mahadleh waad mahadsan tihiin webka Allah macak waxaan ku riyooday dhul barwaaqo ah oo loo dalxiis tago waxaan arkay laba ay ayaa I hor socday oo doogu qarinayo mid Baan musbaar yar ku tuuray oo ku dhacay way yaaceen hadana waxan arkay ay LA dilay oo dhiig le waan socday waxaan arkay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dharka cusub aniyo aabo

Su’aasha: SuAsc Allah mahadleh waad mahadsan tihiin webka Allah macak waxaan ku riyooday walaashay ayaa dhar cusub ii keentay dharka waxaa soo diray walashy kaloo wadankale joogta dharku waa laba kol xidhasho iyo sharaabado fara badan waxaa markaasi ila joogay aabahay oo Mar hore dhintay sariir ayuu ku jiifay waxuu qaatay shaadh iyo surwaal Allah […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada walaashay oo barkad saxaro ku jirto ku dhacday

Su’aasha: Asc Allah mahadleh Waad mahadsan tihiin guud ahaan webka Allah macak Waxaan ku riyooday walaashay oo bahkale ah oo intay qori aad u wayn soo qaadatay ayay barkad buuxda oo biyo iyo qashin saxaro kabuuxdo ku riday kabacdi qorigii ayay ku dul istaagtay way quustay oo biyii ayaa liqay waysoo tuftay barkadii oo iyadoo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Gabadhii farabadne ku riyoota asoo guriga usoo galaya

Gabadhii farabadne ku riyoota asoo guriga usoo galaya Su’aasha: scw waxaan rabaa in la ii fasiro riyo cajiib ah noolaha loo yaqaano farabadne oo faraha badan leh oo guduudan guriga soo galaya oo raba inuu qof qaniino riyada nocas ah maxaa la dhihi karaa fasirka ayaan idinka raba idinkoo mahadsan. Jawaabta: Riyada farabadnaha waxay tilmaamaysaa […]

Categories
Caafimaadka Health

Raga dharka dumarka ku waalan dareen ahaan

Raga dharka dumarka ku waalan dareen ahaan Su’aasha: Sc marka hore salan qaali iga gudooma dadka webkan ka shaqeeya oo aadka u qimaha badan runti web somali kan oo kale ma arag adeeg weyn ayad bulshada u haysaan su’aashayda markan u guda galo wiil aan saaxibo nahay dhib ayuu qabaa kaasoo ah inuu u kacasdo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Gabar riyo ku aragtay iyadoo dhulka ku kaadinaysa

Su’aasha: walaalo gabar haday aragti iyadoo musqusha aaday oo fadhiga musqusha agtiisa mee dhul ah fariistay oo ay kaadinayso kaadida aad bay u badan tahay marka ay kaadinayso  waxay daremaysaa farxad iyo raaxo daran lakin kaadida aad bay u badan tahay maantoo dhan way iska socotaa riyadas maxaa lagu fasiri karaa. Jawaabta: Riyada kaadida badan […]

Categories
Caafimaadka Health

Waxtarka caafimaad laga helo wadnaha idaha

Waxtarka caafimaad laga helo wadnaha idaha Su’aasha: scw waan idin salamay bahda daruur waxan rabaa inaan ogaado waxtarka laga helo wadnaha idaha, somalida waxay dhahaan idaha waa daawo, marka wadnaha idaha ma daawo baa oo qofka haduu cuno muxuu ka helaa oo waxtar ah xaga caafimaadka. Jawaabta: Wadnaha idaha waxaa lagu tiriyaa cuntoooyinka ugu qiimaha […]