Ninkayga wuxu rabaa inuu afka la galo naaskayga oo caano leh xaaraan miyaa

Ninkayga wuxu rabaa inuu afka la galo naaskayga oo caano leh xaaraan miyaa Su’aasha: Ninkayga wuxu rabaa inuu afka la galo naaskayga oo caano leh marka haduu laqo xaaraan miyaa oo waxan maqlay ninka xaskisa hadii caanaheeda uu dhuqo oo cabbo inay ka furmayso fadlan iso faafahiya. Jawaabta: Caanaha naagta waxay saameeyaan kaliya ilmaha labo […]
Dalaaqa 3xaad o jamaaca kadib dhacay ma dhacaya mise ?

Su’aasha: Asc wrx wbrt Ninkayga ayaa i furay jamaac kadib Caado ma helin Uur ayaa igu so baxay Dalaaqas wa Kii ugu dambeyay Ma dhacaya o nabi maxamed maka sugnaaday Mise Ma dhacayo??? Jawaabta: Sida daliil ahaan u xoog badan dalaaqaas wuu dhacay, xataa hadduu yahay dalaaq bidci ah, culimada saan soo sheenay way isku […]
Ari baadi ah haddaan eey ka dhiciyo oon gowraco diinta maxay ka qabtaa

Su’aasha: Asc waan idin salamay bahda darur media iyo akhristaha hadan ugada galo su,asheyda waxan rabaa inaad ii kala cadeyso hadaan Ri oo baadi ah cida iskalehna la ogeyn oo asigana ey qaninay oo dhiman raba ama sikale aan u irahde oo dhimasho ku dhaw yahay aan xalaleyo yacni bireeyo markas kadibn aan dariska u […]
Riyada qofka oo lugta ka go’day

Su’aasha: Asc Xalay waxaan ku riyoodey anoo lugta iiga go’day oo lug la’aan ahay oo haddana iska socdo Mana aqaaani goortii ay iiga go’day. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa khasaaro inay kula soo gudboonaanayso, khasaaradan waxay noqon kartaa xagga hantida ama wax kale aad waayn doonto, haddaad gaari leedahay gaarigaaga inuu hallaabi doono, riyadan sharteeda Alle […]
Riyada god wayn oo dahab ka buuxo

Su’aasha: Asc Allah mahadleh Waad mahadsan tihiin Allah macak Waxaan ku riyooday anoo dhex jooga god wayn oo uu dahab saafiya oo kuus kuusani kabuuxo in taan dhex galay dhex jooga oo aad ugu faraxsan dahabka aan helay awgeed Allah mahadleh. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa imtaxaan adduun, dahabka waa wax naftu ay jeceshay marka riyada […]
Riyada aragtida wan wayn oo xareed cabbaya

Su’aasha: Asc Allah mahadleh Waad mahadsan tihiin Allah macak Waxaan ku riyooday anoo jooga meel dhul roobku da’ay oo xareedu wadhan tahay banaanada oo barwaaqo ah Ayaa meel agtayda ah waxaa ka cabaayay Wan wayn oo xareeda cabaayay Allah mahadleh. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa barwaaqo iyo nimco aad heli doonto, wanka waa wax aad u […]
Riyada geel hooyo daba socda oo dilaya libaax

Su’aasha: Asc Allah mahadleh waad mahadsan tihiin Allah macak waxaan ku riyooday anoo jooga meel barawaaqo ah oo wada dhiroo doog aad u badanle oo green ah waxaan taagnaa albaabka waa casar sidan filayo (cadceeda oo gaaban lkn wali aan dhicin ayaan arkayay) waxaa meel ilaa 1km ii jirta soo socota hooyaday geel badanina wuu […]
