Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada walaashayda oo dhalayso ilmo wecel ah

Riyada walaashayda oo dhalayso ilmo wecel ah Riyada: Sheikn waxan ahy marwo wali waxdhalin xalay waxan kuriyoday walaashay iga yar oo mardhow aqal gashay oo cunug wecel ah haysato bal iifasir riyadas shikh blz Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo dood keeni kara iyada iyo  ninkeeda kusaabsan Waxaa laga rabaa inay is ilaaliso, waxaa dhici karto […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyo maamule warqad ii saxiixayo

Riyo maamule warqad ii saxiixayo Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo jooga xafiis waxa nala joogay maamuulka shaqada oo la badalay wuxu ii saxeexay warqad aan uga baahna waxaan ku leeyahay muu shaqaynayaaa saxeexani hada markaasu igu yidhi Haa ee isug wuu iga baxay waxa ii soo galay maamulaha cusub oo leh meeday inanti […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gabar raadinayso qabiilka ay kasoo jeeddo

Riyada gabar raadinayso qabiilka ay kasoo jeeddo Riyada: Sh marka hore si aad si fcn igu shegto riyada waa in aan si fican iskugu ka sharxo waxan ahay gabar dhalin yara waxan bilaabay inaan raadiyo meesha aan asalkayga ka imid waxa la igu dhahaa Yementa somaliya timid ayaad tahy lakin qabiil ayan rabay qabiilkana layma […]

Categories
Af English

Figurative Language in Arabic and Somali

Figurative Language in Arabic and Somali Figurative Language in Arabic In Arabic, figurative language is called اللغة المجازية (al-lughat al-majaziyya) or الكناية (al-kinaya), and it is deeply rooted in the language’s poetic and cultural heritage. Examples Metaphor (استعارة – isti’ara): “قلب الأسد” (qalb al-asad) → “Heart of a lion” (meaning “brave”). “بحر من العلم” (bahr min al-‘ilm) → “A sea of knowledge” […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada hooyada canuga safar la aadayso

Riyada hooyada canuga safar la aadayso Riyada: Kawaran shekh hooyo  ah haday ku riyooto iyadoo ilmo yar wadata dhoor mar ayay aragtay wayna safraysa canugana way wadataa maxay noqon Fasirka: Riyada waa isbadal xagga nolosha, waxay badan tahay hooyadaas inay samayn doonto arrin muhiim ah Waxayna la xiriirtaa arrintaas mustaqbalka qoyskeeda. Waxay noqon kartaa xaalad […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada anigoo ilmo dhalayo marar badan

Riyada anigoo ilmo dhalayo marar badan Riyada: Waxan ku riyooday marar badan aniga oo ilmo dhalayo wiil iyo gabar wuxu yahay ma aqaan mar ayaan ku riyooday ilmo intaan dhalay ayaan u diiday inaan siiyo naaskeyga canaha kadib nin tukaan leh ayan ugu tagay tunkanka saan dhahay bacda yar ee jalaatada lagu xidho caano igu […]

Categories
Caafimaadka Health

Dhididka urka badan farjiga haweenka sida loo daaweeyo

Dhididka urka badan farjiga haweenka sida loo daaweeyo Su’aasha: scw walaalayaal waxan gabar waxaan isku arkay dhidid badan siilka maqaarka banaanka oo dhan qoyaya waxaa ugu daran markaan kastuumo xirto dhididka wuxuu usoo uraa qaab aan loo adkaysan karin sabab u ah maxaase lagu dawyn karaa Jawaabta: Dhididka aad ka dareemayso farjiga waxyaalo badan ayaa […]