Categories
Bulsho Society Talooyinka Consultation

Naagaha lacagta jecel raga waxa ay ku samayn karaan

Naagaha lacagta jecel raga waxa ay ku samayn karaan Su’aasha: scw waxaan jiro dumarka lacagta aad u jecel xataa nimanka aan kala xishoonin inay lac weydiistaan ama lacag ka qaataan naagaha dhilooyinka lacagta lagu fuulo ayaad mooddaa qaabka ay u dhaqmaan waso boodaan markay nin lacag leh arkaan hadaba naagaha astaamaha lagu garto waa maxay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada diiqa yeerayo oo guriga soo galayo

Riyada diiqa yeerayo oo guriga soo galayo Riyada: riyada diiqa oo guriga soo galayo maxaa lagu fasiraa hadduu yeero waa diiq guduudan oo weyn Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa qof hadal badan oo sheeko kuu keenayo inuu kuu imaan doono. Diiqa waxaa kale lagu fasiraa ilmo yar oo dhalinyaro ama qof salaadda dadka ugu yeero.   […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Bararka xubinta taranka marka dhiiga caadada gabadha ka dhamaado

Bararka xubinta taranka marka dhiiga caadada gabadha ka dhamaado Su’aasha: bararka siilka maxaa keeno marka caadada ay iga dhamaato waxan isku arkay xubinta oo aad ii bararaysa waxay soo dayanysaa dhacaan badan oo kastuumada xataa soo dhaafaya waxaa la socdo cuncun daran ma cudur baa i fahansiiya idinkoo mahadsan Jawaabta: Waa arrin dabiici ah taas, […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada guriga laga baxayo salaatu leyl la tukanayo oo muqumad la cunayo

Riyada guriga laga baxayo salaatu leyl la tukanayo oo muqumad la cunayo Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo ka baxay guriga meel banaan ah u baxnay oo guriga u dhaw ku tukanaya salaad layl aniga iyo walashay meel naga horeysa waxa soo istaagayay nin hadana wuu noqonayay markaan guriga ku soo soconay waxaan ka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada aniga oo dhintay qabriga lay wado

Riyada aniga oo dhintay qabriga lay wado Riyada: Waxan ku riyoday anigoo dhintay dadka igu hareeraysana waan maqlayay oohintoda hadalkoda iyo in la iisi wado qabriga inaan hadlo ayaan rabaa laakin waan ogaa inaan dhintay mana is dhaqajin karin sidii qof rabo inuu dhaho ha ooyina anigu waan dhintaye maxa lagu fasiri shekh Fasirka: Riyada […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Walaashayda iga yar ayaa nin soo doontay murugo ayaan dareemayaa

Walaashayda iga yar ayaa nin soo doontay murugo ayaan dareemayaa Su’aasha: scw gabar waxaan ahay labatan iyo shano dhaaftay wali layma guursan walashayda iga yar ayaa lasoo doontay taas waxay ii keentay fikir iyo walwal taas igala taliya waxaan samynayo. Jawaabta: Waxaa lagaaga baahan yahay inaad iska ilaaliso walwal iyo murugo. Guurka waa nasiib waana […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada walaasha dhimanayso marka madaxa laga dhuftay kaddib

Riyada walaasha dhimanayso marka madaxa laga dhuftay kaddib Riyada: Sc sheekh wxn ku riyooday walashey oo dhimatay aniga iyo wlshy ha guriga habryarteen oo noo dhaw caano u doonay kadibna guriga habryarteen kale oo kusii xiga ayaan wax u doonay gabadh aan habrwadg nahay uun ba wax madaxa kaga dhuftay wlshy dhiig ba kasoo yaacey […]