Su’aasha: Asc wll waxaan ku riyoodaa masas inta badan waan layaa lkn markasta midbaa iga fakada xalay waxan ku riyooday mas oo meel yar bir dhulka ku jirta galay oo madahaxa kasoo dheedinaya birta afka waxĂ uga xidhnaa caagadaha cabitanaka ee caaga ka samaysan oo labadag dhinac ka jaran markaa gaas baan ku shubay dabna […]
