Skip to content
Home
Talo weydii
Online Dictionaries
All Free AI tools websites
Contact us
Arabic
Riyada aabahay oo dhar cusub ii dooraya
Su’aasha:
Asc Allah mahadleh
Waad mahadsan tihiin Allah macak
Waxaan ku riyoday aabahay oo Bari hore dhintay anoo la jooga aya gabadhi ii keentay dhar cusub isku joog isku eeg ayaanu aabo ii dooray oo uu igu kaa qaado Ana waan qaatay
Allah mahadleh.
Riyada aabahay oo dhar cusub ii dooraya
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto gabar aad u fiican oo munaasib kugu ah dhinac walba, dharka aabbahaaga kuusoo dooray waa gabar aad guursan doonto oo aad kuu daryeeli doonto oo kaa reebi doonto wixii dhib kuu keenaya sida uu dharka kaaga reebo kulaylka iyo dhaxanta iyo wasakhda.
Tagged
Riyada Aabbaha
,
Riyada Dharka
Leave a Reply
Cancel reply
You must be
logged in
to post a comment.