Categories
Riyooyinka Dreams

Waxan ku riyooday mas oo meel galay oon gubay

Su’aasha: Asc wll waxaan ku riyoodaa masas inta badan waan layaa lkn markasta midbaa iga fakada xalay waxan ku riyooday mas oo meel yar bir dhulka ku jirta galay oo madahaxa kasoo dheedinaya birta afka waxĂ  uga xidhnaa caagadaha cabitanaka ee caaga ka samaysan oo labadag dhinac ka jaran markaa gaas baan ku shubay dabna […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada fiirfiirinta subaxdii saacado kala kuwan

Su’aasha: Asc wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday subax alasey iyadoo ey tahay ayan so kacay waan baxay shalmad haku bixin ayan is dhahay waan so labtay jilbab ayan so xirtay waxan is dhahay iska fiiri saacada ha daahine sacadu waxey shege afar saac oo wax la socdaan mel kale ayaan ka firiyey 9:31 […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dumar meel luuq ah ku weysaqaadanaya

Riyada dumar meel luuq ah ku weysaqaadanaya Riyada: Asc Wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday anigoo suuqa meel uu iiga muuqdo joogo waxa ila socdo hooyo iyo naag kale markase dheheen waan wesa qaadaneynaa meel luuq ayan galnay waanu wada weyso qaadanay. Jazakaallh. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa towbad iyo dambidhaaf iyo dahaaro iyo wanaag, […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxan ku riyooday wiil xiriir naga dhexeyn jiray anigoo telka kala hadlayo

Su’aasha: Asc wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday wiil xiriir naga dhexeyn jiray anigoo telka kala hadlayo Lkn sida cadiga waan kala tagnay mana isla hadalno. Jazakaallh. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa wiilka inaad war ka maqli doonto ama xaalkiisa laguu sheegi doono ama isaga aad arki doonto, guud ahaan riyada waxay tusinaysaa arrin khuseysa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Gabar ku riyootay iyadoo ilmo yar ciyaarsiinaysa

Su’aasha: Asc wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday anigoo ilmo yar ciyaarsiinaya aya waxa maqlay qof iga daba dhahayo waxan dhahay wan la hadle wan ujedi waye codkii ayan aqonsaday waa gabar aanu wax isla barano waxey ku dhex jirtaa boorsada dharka ciyaalka dharka aye isu dhax qarisay kidib hal mar aye soo booday […]

Categories
Caafimaadka Health Riyooyinka Dreams

Ku dhawaad 15-sano ayaan la daalaadhacayaa qaraw iyo jir jajab

Su’aasha: Iga gudooma salaan la isku salaamo tan dunida guudkeeda ugu wanaagsan. Salan kadib, howsha aad dadkiina u haysaan, ajir iyo xasanaad aan la soo koobi karin Allaha idinka siiyo. Intaa kadib, waxaan ku dhawaad 15-sano la daalaadhacayaa qaraw aanan garanayn waxaan ku fasiro. Markaan habeenkii sariirta tego, waxaan ahay ruux uu xiskiisa shaqeeyo balse […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada aabahay oo dhar cusub ii dooraya

Su’aasha: Asc Allah mahadleh Waad mahadsan tihiin Allah macak Waxaan ku riyoday aabahay oo Bari hore dhintay anoo la jooga aya gabadhi ii keentay dhar cusub isku joog isku eeg ayaanu aabo ii dooray oo uu igu kaa qaado Ana waan qaatay Allah mahadleh. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto gabar aad u fiican […]