Categories
Riyooyinka Dreams

Finka dabada iyo baabasiirka farqiga u dhexeeya iyo daawada ugu fiican

Finka dabada iyo baabasiirka farqiga u dhexeeya iyo daawada ugu fiican Su’aasha: SCW bahda daruur waxan rabaa inan idin weydiyo finka dabada afkeeda kasoo baxo oo xanuunka badan baabasiir inuu yahay sidee lagu ogaan karaa marka qofka uu saxaroonaya dhiig ayuu soo dayaa baabasiirta dhiig miyay leedahay finka haduu meesha kasoo baxo maxaa daawo u […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gabar weji madow oo aroos joogta

Su’aasha: Asc wll waxa ku riyotey walashey aniga iyo iyada oo tagnay aroos aad uqurux badan arooska cida joogta oo dhan waxay xidhnayen dhar cad aniga iyo iyada ba waxn xidhnayn dhar cad waxay tidhi dadka gabigoodu waxy lahayen waji qurux badn oo cad lkin aniga waxy high ishegty inan laha waji aad u madow […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Gabar ku riyootay iyadoo ninka ay u shaqayso xumaan ku sameyn rabo

Su’aasha: waxan ku riyoday shirkada aan u shaqeeyo ninka madaxa ka ah anoo gurigiisa la joogo oo hsaqo naga dhexayso waxan isla galnay qolka jiifka dhar la’aan ayaan ahaa waxan watay kaliya kastuumo isaga wuu qaawanaa wuxu bilaabay inuu ia taabto oo i kiciyo oo galmo ila sameyo lakin si xoog uga diiday inuu wax […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada guri wax walba yaalaan iyo naag galmo iga dalbanayso

Su’aasha: Asc Allah mahadleh Waad mahadsan tihiin Allah macak Waxaan ku riyooday anoo jooga guri hurdo kaliya ah Oo gabadh aan aqaano dagan tahay anoo kiish xidhmooyin dollar ahi ka buuxaan Sita Ana guri ayaan helay qolka markan soo galay waxa iisoo gashay gabadhii oo dhar qafiifa wadata waxanay iwaydiisatay galmo Ana waxaan ku idhi […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada duqa caasimada iyo hawada oo aad u qasan

Riyada duqa caasimada iyo hawada oo aad u qasan Su’aasha: Asc Allah mahadleh waad mahadsan tihiin Allah macak waxaan ku riyooday anoo maayirka caasimada oo mediayaha fariin iisoo mariyay Ana aan media yaha uga jawaabay kabacdi anigiyo maayirka oo gadhi wada saaran oo uu isagu wado oo aanu sikadis ah hawadii isu badashay oo xumaatay […]

Categories
Talooyinka Consultation

Wax yaab leh ayaan ku arkay xaaskay sababtuna waa Whatsapp

Wax yaab leh ayaan ku arkay xaaskay sababtuna waa Whatsapp Su’aasha: SCW bahda daruur wax yaab leh ayaan ku arkay xaaskay aniga waxan ahay aroos cusub wali bil ima dhamin, mar ayan usoo galay naagtay iyadoo mobelkeeda haysata waxan rabay inaan eego telkeeda WhatsApp ayaa u furaa kaftan ahan ayaan weydiiyay inaan arko waxan arkay […]

Categories
Caafimaadka Health

Waxtarka caafimaad uu leeyahay tiin qodaxeedka

Waxtarka caafimaad uu leeyahay tiin qodaxeedka Geedka tiinka loo yaqaano carabigana التين الشوكي ingiriiskana  Opuntia ficus-indica ama the Indian fig opuntia ama fig opuntia ama prickly pear waa geed meelo badan ka baxo waxaa ka mid ah meelaha uu ka baxo soomaaliya. Geedka tiinka wuxuu leeyahay faa’idooyin badan xagga caafimaadka marka lasoo koobo waxaa ka […]