Categories
Caafimaadka Health

Haduu galmo sameeyo qof daawo TB qaata ama dhaxan

Su’aasha: Haduu sameeyo galmo qof daawo tp ama dhaxan qaata iyo hadii uu riyoodo ama siigaysto ama ay dareen uu wax dareemay kaga yimaadaan ma isku midbaa waxse ma yeelaysaa biyahaa ka yimid hadii ay wax yeessho maxaa xal ah. Jawaabta: Qofka jirran oo daawo qaato guud ahaan galmada waa inuu ka fogaadaa hadduu kacsi […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dibqaloca iyo gelid guri wayn oo mugdi ah

Riyada dibqaloca iyo gelid guri wayn oo mugdi ah Su’aasha: Waxan ku riyooday dibqaloocyo ku gurigeyga waliba ayagoo maqaar ka dhacay iyo iyagoo caadi ah oo ku dhuumaaleysanayo dharka iyo saqafka guriga ma dilin. Oo waxan arkay saddex nin oo tusbaxyo leh waa isla hadalnay. Waa ka tegay waxan albaabka ka galay dhismo weyn oon […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada ilaa waqti intee ay furmi kartaa

Su’aasha: Asc webka Daruur aad u mahadsan tihiin waxaan doonayey inaan idin waydiiyo Laba Su,aal 1 waxaan nin ka maqlay in Riyada ay tahay 5 ilaa 10 beri wax kugu dhacaya wixii ka dambeeyana Riyada aysan jirin 2: Aabahay ayaa Wuxuu igu riyooday aniga oon dhalan Suuradeyda Hada aan leeyahay ayaa la tusiyey Wuxuuna arkay […]

Categories
Fatwada

Anoo janaabo qaba Qur’aan ma dhageysan karaa?

Su’aasha: Wll anoo janaabo qabo hadaan Qur aan dhageysto dambi miyaa mise waa mubaax bal ii kala cadeey Jawaabta: Quraanka waad dhegeysan kartaa adoo janaabo qaba wax dhib ma laha waana mubaax, sidoo kale naagta dhiiga caadada qabta iyada way dhageysan kartaa quraanka, akhriska ayaan laguu oggoleyn ama inaad musxafka qabato laakin dhegeysiga waa mubaax. […]

Categories
Riyooyinka Dreams

WAXAAN KURIYOODAY ANOO NIN MADAXWAYNE AH AROOSAY

WAXAAN KURIYOODAY ANOO NIN MADAXWAYNE AH AROOSAY Riyada: ASC WALAL WAAN IDIN SALAAMAY DHAMAAN TEENBA. WALAL RIYADAN HALA ISOO FASIRO HADUU ALLE IDMO WAXAAN KURIYOODAY ANOO NIN MADAXWAYNE AH AROOSAY KADIBNA WAXAAN QAADANAY DIYAARAD KHAAS U AH OO ISAGU WADAY AAD BAY U QURUXBADNAYD AKHTAR AYAY AHAYD KALARKEEDU KADIB ADEEG AYAAN KU DOONANAY MEEL AYAY […]

Categories
Talooyinka Consultation

Nin xaas leh gabadh bikira ah ka sinayistay

Su’aasha: Salaan sare, darur su’aashan qabo waxa weeyan nin xaas leh ah gabadh kale intu khaayimo wan ku guursan ku idhahdo hadu gabdhaas sino ku bikir jabiyo iyo muda badan na ka sinayisto marka ninkaas madamu gabadhan xumeeyay diiniyan naf’si ahaan isaga xaaskisa ma laga jari karaa ama xaaskisa nin kale inu sino ku sameeyo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

WAXAAN KU RIYOODAY QORATO DAB KU DHACDAY

WAXAAN KU RIYOODAY QORATO DAB KU DHACDAY Riyada: ASC WALAL WAXAAD IIFASIRTAAN WAXAAN KU RIYOODAY QORATO AMA WASAKAD KOLBA SAAD U TAQAANAAN OO GURIGA KU JIRTA WAXAY AHAYD MID WAYN KADIB HABEEN KII DANBE AYAAN KU RIYOODAY WASAKHADII OO DABKA JIKADA KU DHACDAY OO GUBANAYSA INTAY AFARTA ADIN KAKALA RIDAY DABKA CALOOSHA SAARTAY DEEDNA AAD […]