Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada anoo sigsaan xiran kabo la’aan ah roob igu da’aayo

Riyada anoo sigsaan xiran kabo la’aan ah roob igu da’aayo Riyada: Asc sheek waan ku salamay sheekh waxan ku riyooday anigo kabo la’aan ah oo sigsaan bes ah aan qabo oo roob igu da’aayo oo aan ordaayo roobkana igu daayo ifasir sheek shugran Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo aad rabtay inay kugu adkaanayaan oo aad […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dahabka gabar caan ah iga xadayso

Riyada dahabka gabar caan ah iga xadayso Riyada: Asc shikh waxan rabaa riyadan inaad iifasirto xly wxn kuriyoody anigoo dahabkayga la iga xadaayo gabar caan ah aan aqaano baana iga xadday kadibna wan kadhigtay dahabkii lkn way igayara jajabisy qaybna waan wayay bal iisojawab Fasirka: Waxaa dhib aad kala kulmaysaa qof caan ah oo lagu […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Ayeeyo oo ku riyootay awoowe dhintay

Ayeeyo oo ku riyootay awoowe dhintay Riyada: ustaad Ayeeyday waxay ku riyootay maalin iyo habeen isku xiga inay aragtay awoowe wuu dhintay ilahay haw naxatiisto waa ayeeyo hooyo iyo awoowe hooyo waxay tidhi gurigii uu ku dhintay ooy hada ku sugan tahy oo ah guriga wiilkeeda ayuu qol igaso baxay sidan u sugayey ayaan waayey […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan 4 jeer ku riyooday nin aan habar wadaag nahay

Waxaan 4 jeer ku riyooday nin aan habar wadaag nahay Riyada: Asc sheikh waxaan 4 jeer ku riyooday nin aan habar wadaag nahay mar anigoo bus 🚌 ka so dagay asagoo buska hortiisa taagan 2 marna gurigeyga joogo marna guriga hooyaday asago weyseysanaya oo hilib maraqiisa ku weyseysanaya oo aan aniga ugu shushubayo Fasirka: Riyada […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Albabkaa dabee oo iftiin weyen iyo nin so galay oo an ka cabsanayo

Albabkaa dabee oo iftiin weyen iyo nin so galay oo an ka cabsanayo Riyada: Gurikaa laydh kaa takay kabacdee ruux ayaa bilamay gurikaa dabadesa 2 waxarod ayaa iku xidhan oo ciyaya markan xakaa waxarha oo kacay iftiin iyo albabku laforaay iyo ninan kaa cabsaday iyo ohiin aya ku riyoda Fasirka: Riyada cabsida inta badan waxay […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Shakiga badan iyo waswaaska iyo cabsida sababta aan lahayn

Shakiga badan iyo waswaaska iyo cabsida sababta aan lahayn Su’aasha: waxaan dareemayaa markaan kali noqdo walwal iyo cabsi aan sabab lahayn mararka qaar shaki badan ayaa la socdo maxaa sabab u ah maxaase lagu daweyn karaa Jawaabta: Shakiga iyo cabsida waxaa keenayo sababo badan waxaa ka mid ah arrimo adiga aad samaysay ama aad ka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada hadalka lala hadlayo qof masuul ah

Riyada hadalka lala hadlayo qof masuul ah Riyada: Asc sheekh waxaad ii fasirtaa anigoo lahadlaya nin masuul ah oo aan isnaqano kulane hadlayo teleefon xiligii ciida ayaya ahayd waxaan idhi waan ku soosalamay ee igu salan dhaman asxaabtii inshallah haday khayr tahay ii Soo fair Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa xiriir wanaagsan aad la yeelan doonto […]