Riyada dahabka gabar caan ah iga xadayso

Riyada dahabka gabar caan ah iga xadayso Riyada: Asc shikh waxan rabaa riyadan inaad iifasirto xly wxn kuriyoody anigoo dahabkayga la iga xadaayo gabar caan ah aan aqaano baana iga xadday kadibna wan kadhigtay dahabkii lkn way igayara jajabisy qaybna waan wayay bal iisojawab Fasirka: Waxaa dhib aad kala kulmaysaa qof caan ah oo lagu […]
Riyo tuug xadi raba ilmo yar aan jaar nahay

Riyo tuug xadi raba ilmo yar aan jaar nahay Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo la jooga nin ayaa waan ka shakiyay inuu rabo inuu xado wiil yar jaar nahay reerki dhalay ilamaha u yeedhay qabsada inankiina yar yaan ninkani idinka xadine Waan ka cararay ninki gurigi ilamaha yar reerkoodi ayaan galay walaalkay ayaa […]
Waxan ku riyooday naag iyo nin baa ii imanaya wiil iga xadaya

Waxan ku riyooday naag iyo nin baa ii imanaya wiil iga xadaya Riyada: Asc sheikh waxan ku riyooday naag iyo nin baa ii imanaya markaas wiilban dhabta ku haystaa wiilkii naagta ii dhiib i dhahaysa wan u dhiibayaa wiilka ma ahan caruurteyda aan hada haysto ninka riyada dhexdeeda waxay ila tahay nin aan kala tagnay […]
Wax la xadayo ayaan arkay markaan walaashayda suuqa u raacay

Wax la xadayo ayaan arkay markaan walaashayda suuqa u raacay Riyada: Ani io walshey iga yar Aya suuq isku racnay iyado ay habeen thy wxan rabnay markiaa so gadanay iyada marka wiil ani xiriir igala. Dhexeyo aye wxay ka so qaday motadisa asagana wu u so dhibay Intan ku mash quul sanen canab mesha lagu […]
Riyada qof anoo hurdaya lacag iga qaatay oo aan kasoo ceshtay

Su’aasha: Asc , waan hudeynay aniga iyo caruurteyda , waxaan arkay wiil dhalin yaro ah oo aan aqaano waxaa la socday canug yar , wuxuu iga qaatay lacag meel ku jirtay , waan kasoo kacay , waana qabtay waxaan galiyay gacanta jeebkiisa waan kala baxay lacagteyda , waxaana ku jirnay guri weyn oo sar ah […]
Riyada gurigoo alaab laga xadayo

Su’aasha: Asc Allah mahadleh waad mahadsan tihiin Allah macak waxaan ku riyooday anoo guri aad u qurux badan oo wax walba yaalaan oo aan ku arooso lahaa qolka midoo alaab badani taalay laxaday kuraas iyo alaab kale oo dadna igu soo urureen Ana waxaan lahaa iska daa habelbaa Bari aan u sheegi waxay ila ahayd […]
Riyada kursiga caaga oo la xadayo

Su’aasha: Asc waxaan arkay kursiga caaga ee weyn la iga xaday , mana garanaayo qofka xaday, Waxaa kaloo arkay anoo qof aan handadaayo ,qofkana aqaano, maxay noqoney? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in lagu khiyaani doono waliba qof kuu dhow inuu ku siri doono, kursiga wuxuu tilmaamaa qiimaha iyo jagada qofka uu taagan yahay marka xaditaankiisa […]
