Categories
Riyooyinka Dreams

Dhawr habeen baan ku riyooday mas

Su’aasha: Asc. Bahda daruur salaan kadib Nio dhawr habeen baan ku riyooday mas Way igusoo noqnoqotay riyadani waxan u malaynaya in Wax layga digayo ama wuxun ay iga qaldan yihiin Jawaabta: Maska waa cadow qarsoon oo halis ah oo raba inuu dhib kuu geysto, waxaad iska ilaalisaa dadka xunxun oo aad saaxiibka la tahay oo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan arkay anoo gorgorinaayo bocor hindi oo weyn

Su’aasha: Asc , waxaan arkay anoo gorgorinaayo bocor hindi oo weyn , oo naagta leh leh $20 waaye, anigana wax ka yar dhahaayo , kawaran ? Jawaabta: Waxaad heli doontaa nolol fiican iyo lacag oo aad ku gadato waxa aad u baahan tahay, laakin waxaa ka horreeya ciriiri iyo lacag la’aan, bocorka waa arsaaq kuu […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan ku riiyooday xaaskeyga oo nin kale guursatay

Su’aasha: Asc wllo waxaan ku riiyooday xaaskeyga oo nin kale guursatay iyo ayada oo dhahaysa wad ii furtay. Maxay noqon karta riyaadaas. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa xaalkaaga inuu isbadali doono inaad gali doonto nolosha aad ku jirto hadda mid ka duwan waana wax adiga kuu khayr badan haka walwalin riyada ma tusinayso xaaskaaga inaad kala […]

Categories
News

Nin soo islaamay asoo jira 99 sano

Alle (SW) isagaa hanuunka iska leh qofkuu rabo ayuu hanuuniyaa qofkuu rabana wuu lumiyaa, ninkan wuxuu soo galay diinta islaamka asoo jira 99 sano. Maanta waxaa sugan qofka marka uu soo islaamo Alle inuu ka dhaafayo dambiyada uusoo galay  oo dhan sida uu ku sheegay quraanka kariimka Alle wuxuu yiri: (قُل لِّلَّذِينَ كَفَرُوا إِن يَنتَهُوا […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxan ku riyooday pistoolo markii sedaxaad

Su’aasha: Asc gudomiye:k waran xalada sxbow waxan Ku riyooday pistolo marki sadaxaad mar waxan Ku riyooday ayadoo mirir ah jajaban an dhulka Ka qaday qasnadan Ka baxshay qasnada xita wa ajajabnayd laba rasad camal Aya Ku jirtay oo maar ah an madoban Mel Ayan Ku qariyay qorigi kadibna waxan Ku riyooday mid kale oo ayana […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxan ku riyoday aabahey oo xanunsanayo cirbad falebana gacanta ugu jirto

Su’aasha: Asc “waxan ku riyoday aabahey oo xanunsanayo cirbad falebana gacanta ugu jirto oo ilmenayo xanun darana haayo” mexe tahay fasiraadeda Jawaabta: Haddii aabbahaaga uu dhintay riyada waxaa lagu fasiraa inuu duco kaaga baahan yahay oo uu dhib ku jiro hadduu nool yahay riyada waxay tilmaamaysaa in kaalmo uu u baahan yahay oo uu rafaadsan […]

Categories
Talooyinka Consultation

Gabadha xaaskayga baruurta jidhkeega inay iska yareyso maxa u fican

Su’aasha: A S C, gabadha xaaskayga markay dhashay kadib aye buurnaatay siba dhinaca caloosheda aye ugu daran tahay baruurtu marka xanuun bay ka bixi wayiday waxa aad ugu daran dhiigeda o khal khal ka bixi waayay marka waxay rabta inay baruurta iska rido ma jiran cuntooyin o dabiici ah oo ka caawiya inay baruurta iskaga […]