Naagaha qayliya ee ooya iyadoon Galmo lala sameynin maxaa lagu sameyn karaa Su’aasha: Naagaha qayliya ee ooya iyadoon Galmo lala sameynin maxaa lagu sameyn karaa? Jawaabta: Su’aashaada waxan ka gooyay hadalka hordhaca u ahaa maxaayeelay adiga waxaad ku sheegtay xumaanta aad samaysay, qofka marka uu shegayo xumaanta asoo ka shallaynaya waa la gartay laakin adiga […]
