Riyada qof dumar ah oo eedo ii tilmaamayso Riyada: Asc sheekh waxaad ii fasirtaa waxaa ila fadhiday quf dumar ah waxayne igu tidhi eedada ayaa Soo gashay oo dada ergo ah ayay kuwadaa waan farxay .Waxaan ugu jawabay eedaday iyo eegidtaan ayaan isku daray xaga edada ay ka Soo socoto ee dhanka ganjeelka waxayne fadhinyaa […]
