Xabad qofkale lagu cayrsanayo oo adiga kugu dhacaysa

Xabad qofkale lagu cayrsanayo oo adiga kugu dhacaysa

Xabad qofkale lagu cayrsanayo oo adiga kugu dhacaysa Riyada: Walal waxaan kuriyooday nin aan garanayo oo xabad ku cayrsanaya qof kale kadib kadib xabadii uu qofka kale uwaday baa aniga wadnaha iga dhacday oo caloosha ayay isla markiiba kabaxday, laakiin wax xanuun ah madareemin oo sidhib yar bay iiga baxday Fasirka: Riyada waxay kaaga digaysaa […]

Riyada anigoo xabad laygu dilayo

Riyada anigoo xabad laygu dilayo

Riyada anigoo xabad laygu dilayo Riyada: Waxaan ku riyooday aniga oo la i dilaaya Waliba xabad ay igu dhaceyso. Fasirka: Riyada waa digniin waxaa lagaaga digayaa arrin culus oo dhib kuu keeni karto. Waxaad iska ilaalisaa dadka cdaowga kugu ah.   Riyada dilka halkan ka daawo   The dream is a warning, you are being […]

Fasirka riyada nin iyo boolis wax xabadeynayo

Fasirka riyada nin iyo boolis wax xabadeynayo

Fasirka riyada nin iyo boolis wax xabadeynayo Riyada: Asc sheekh waan ku salamay Waxaad ii Soo fasirtaa hadii alle idmo Waxaan kuriyoday nin aan aqaano ayaan isku soobaxay waanu isa salaanay kadib wuxuu igu idhi waan tagaya iyo dhaqaaq ayuu isku daray waxaane uu istaagay meel qashin ah uune ku kaledhiyaya isagoo taagan, Anigane intaan […]