Categories
Caafimaadka Health

Kaadida Ayaa Dhib Igu Haysa Saaid Ayay ii Gubtaa

Su’aasha: Kaadida Ayaa Dhib Igu Haysa Saaid Ayay ii Gubtaa Markaan Kaadiyo Waxyar Kadib Way Iqabata Waliba Markaan Kaadinayo Iga Ma Soo wada Dhamaato Ee Kolba Inyar Ayaa Iga Imata Biyaha Cadna Saaid Ayaan Ucabaa Kalyo Xanuuna Ma Lihi Siigada Waan Soo Isticmaali Jiray Laakiin Hada Waan Joojiyay Siigada Kahor Sidan Ma Ahayn Malaga Yaabaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dibi qof bursanayay kadib adiga kusoo bursanaya

Riyada dibi qof bursanayay kadib adiga kusoo bursanaya Riyada: Waxaan ku riyoodey quf ka cararaya laba dibi mid uu yaryahay midna uu weyn yhy asigoo la bursanaayo ayaan waxaan is dhahay ka reeb kadib aniga ayey isoo bursadeen anigane waan ka ordey Fasirka: Riyada waa digniin waxaa jira dad badan saaxiibo kula ah laakin xumaan […]

Categories
Caafimaadka Health

Marka Mooska La cuno Biyo Miyaa Laga Daba Cabaa

Su’aasha: Marka Mooska La cuno Biyo Miyaa Laga Daba Cabaa Mise Waa Caadi Hadii Biyaha Laga Dabo Cabi Waayo Dadka Qaar Ayaa Yidhaahda Waa Inaa Biyo Laga Dabo Cabo Halka Qaar Kalana Ay Yidhaahdaan Biyo Laga Ma-Dabo Cabo Labadaa Mawqif Midkee Saxsan Mahadsanid Dr Jawaabta: Wax dhib ma laha haddaadan biyo ka daba cabbin, laakin […]

Categories
Caafimaadka Health

Siigada dhalinyarta boqolkiiba imisaa isticmaala

Su’aasha: 1.Siigadu Dadka Isticmaala Si Iskumida Miyay usaamaysaa Mise Qofba Si Gaar Ah Ayay Usaamaysaa 3.siigada Dhalinyarta Boqolkiiba Imisaa Isticmaala Ama Lagu Qiyaasi Karaa Jawaabta: Su’aalaha aad soo weyddiisay oo dhan mar hore ayaan ka jawaabnay labadan su’aalood ayaan kaaga jawaabayaa, teeda kale su’aal horay looga jawaabay hasoo dirin, tan labaad su’aal kaste si gaar […]

Categories
Caafimaadka Health

Qalooc baan ku arkay geedkayga Siigada ma qaloocisaa

Qalooc baan ku arkay geedkayga Siigada ma qaloocisaa Su’aasha: Qoorahaygu Wuu Maroorsamay (Qaloocsamay) Waliba Dhanka Midig Ayuu UMaroorsamahay siigada Kahor Wuu Toosnaa Intan Siigada Kudhexjiray Miyaan Dareemin Qaloocaa Laakiin Markaan Siigada Joojiyay Een Mudo Ka maqnaa Ayaan Qaloocaa Isku Arkay Xitaa Hadaan Kacsado Maroorku Kama Ba.ayo Waxa Arintana Waxaa iikeentay Siigadii Hada Waan Joojiyay Xubinkaygaa […]

Categories
Caafimaadka Health

Dhibaatooyinka Ay Siigadu Keento Iyo Kuwa Aysan Keenin

Dhibaatooyinka Ay Siigadu Keento Iyo Kuwa Aysan Keenin Su’aasha: Fadlan iisoo Kala Sheeg Dhibaatooyinka Ay Siigadu Keento Iyo Kuwa Aysan Keenin Ee Dusha Laga Saaro Adoo Kuwa Ay Keento Gaar iigu Soo Sheegaya kuwa Aysan Keenina Gaar iigu Soo Sheegaya Mahadsanidiin Daruur.com. Jawaabta: Siigada dhibaatooyin badan ayay leedahay oo ka mid ah: Niyadjab walwal kalsoonidarro […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gabar aad jeceshahay oo kuu sheegayso inay ku jeceshahay

Riyada gabar aad jeceshahay oo kuu sheegayso inay ku jeceshahay Riyada: Asc wll waxaan ku riyooday gabar aan jeclahay laakin iyada uma sheegin inaa jeclahay anigoo fadhiyo meel dad badan fadhiyaan saf ayaana luu jiray intay albaabka soo istaagto ayay ii wacday markaa u tagay ayay ii sheegtay inay i jeceshahay. FG:GABARTA waxay joogtaa hadda […]