Qalooc baan ku arkay geedkayga Siigada ma qaloocisaa
Su’aasha:
Qoorahaygu Wuu Maroorsamay (Qaloocsamay) Waliba Dhanka Midig Ayuu UMaroorsamahay siigada Kahor Wuu Toosnaa Intan Siigada Kudhexjiray Miyaan Dareemin Qaloocaa Laakiin Markaan Siigada Joojiyay Een Mudo Ka maqnaa Ayaan Qaloocaa Isku Arkay Xitaa Hadaan Kacsado Maroorku Kama Ba.ayo Waxa Arintana Waxaa iikeentay Siigadii Hada Waan Joojiyay Xubinkaygaa Taranka Ee Maroorsamahay Maxaan KuSameeyaa Laga Yaabaa Inuu Qaab Dabeeci Ah Uu isagu Kutooso Ama Maroorku uga Ba-o Waa Arin Walwal Igu Dishay Talo Izii Dr Mahadsanid

Jawaabta:
Taas siigada ma keento waxaa keenta kastuumada ciriiriga ah, waxay keeni kartaa siigada qalooca geedka qofka marka isaga qaloocinayo markuu siigaysanayo sidaas muddo uu gacanta ugu haynayo, faahfaahin dheeraad halkan ka akhriso:
- Qalooca Geedka Ninka Sababaha Keeni Kara
- Geedka Ninka Marka Uu Kore U Qaloocan Yahay
- Geedka Ninka Haduu Qaloocan Yahay Dhib Miyaa
- Geedka Ninka Qaloocan Xaaska Ma U Raaxayn Karaa
This is not caused by dust, but by tight clothing. It can cause dust from the curvature of a person’s penis when he bends over while he is holding it in his hand for a long time. Read more details here:
The Causes of a Man’s Penis Crooked
A Man’s Penis Is Crooked When He Grows
Is a Man’s Penis a Problem if It’s Crooked
Can a Man’s Penis Be Pleasing to His Wife
