Riyada dibi qof bursanayay kadib adiga kusoo bursanaya
Riyada:
Waxaan ku riyoodey quf ka cararaya laba dibi mid uu yaryahay midna uu weyn yhy asigoo la bursanaayo ayaan waxaan is dhahay ka reeb kadib aniga ayey isoo bursadeen anigane waan ka ordey

Fasirka:
Riyada waa digniin waxaa jira dad badan saaxiibo kula ah laakin xumaan kula rabo, waa inaad ka fogaataa dadka xunxun, riyada waxay tilmaamaysaa khasaaro inay kusoo gaari doonto waxaana laga yaabaa dadkaas inay kaaga timaado riyada dibiga ku racdaysanayo waa riyo cadow tilmaamaysa.
Riyada dibi yaroo isu badalay dameer
The dream is a warning. There are many people who are your friends but who wish you harm. You should stay away from bad people. The dream indicates that you will suffer losses, and it may be from those people. The dream of a bull chasing you is a dream that indicates an enemy.
