Riyada gabar aad jeceshahay oo kuu sheegayso inay ku jeceshahay
Riyada:
Asc wll waxaan ku riyooday gabar aan jeclahay laakin iyada uma sheegin inaa jeclahay anigoo fadhiyo meel dad badan fadhiyaan saf ayaana luu jiray intay albaabka soo istaagto ayay ii wacday markaa u tagay ayay ii sheegtay inay i jeceshahay.
FG:GABARTA waxay joogtaa hadda GARMANY Anigana uganda.

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa gabadhaas inaad kulmi doontaan ama inaad war ka heli doonto oo aad ku farxayso, guud ahaan riyada waa riyo mustaqbalka tilmaamaysa, waxaa kaloo riyada ay noqon kartaa riyo naftaada ay ku sheekaysanaysay laakin riyadaas adiga waad garan karaa, haddii iyada aad ka fikiraysay maalmahan waa riyo naftaada kaaga timid, laakin haddii aadan iyada ka fikiraynin oo naftaada ay ka mashquulsanayd oo si kedo ad aad ku aragtay marka riyada saan kuu soo sheegay ayaa lagu fasiri karaa.
The dream indicates that you will meet that girl or that you will receive news from her that will make you happy. In general, the dream is a dream that indicates the future. The dream can also be a dream in which she was talking to herself, but you can understand that dream. If you have been thinking about her these days, it is a dream that came from yourself. However, if you are not thinking about her and are busy with yourself and you saw her in a way that you saw her when she told you, it can be interpreted as such.
