Dhibaatooyinka Ay Siigadu Keento Iyo Kuwa Aysan Keenin

Su’aasha:

Fadlan iisoo Kala Sheeg Dhibaatooyinka Ay Siigadu Keento Iyo Kuwa Aysan Keenin Ee Dusha Laga Saaro Adoo Kuwa Ay Keento Gaar iigu Soo Sheegaya kuwa Aysan Keenina Gaar iigu Soo Sheegaya Mahadsanidiin Daruur.com.

Dhibaatooyinka Ay Siigadu Keento Iyo Kuwa Aysan Keenin
Dhibaatooyinka Ay Siigadu Keento Iyo Kuwa Aysan Keenin

Jawaabta:

Siigada dhibaatooyin badan ayay leedahay oo ka mid ah:

Niyadjab

walwal

kalsoonidarro

tabardarrro

caafimaadxumo

jahwareer

biyabax degdeg

nafaqadarro

baxsanaan xagga maskaxda.

Kuwan waa la hubaa inkastoo saameyskooda dadka ay ku kala duwan yihiin.

Dibaatooyin kale way jiraa, indhabeel, fin doob, luaga xanuun, neeftuur, laakin Dhakhaatiirta qaar waxay aaminsan yihiin siigada inaysan dhibkaas lahayn xagga caafimaadka, marka dhibaatooyinka  maba aaminsana dadkaas inay siigada keento.

Guud ahaan siigada dibaatooyin caafimaad ayay leedahay Daruur ayaan ku faahfaahinay ka raadso.

Wiil aad uga shallaynayo siigada dhibkay u geysatay

 

This action has many problems, including:
Depression
Anxiety
Confidence
Weakness
Ill health
Confusion
Emergency bleeding
Nutrition
Mental disorders.
These are certain, although their effects vary from person to person.
There are other problems, such as blindness, blindness, sore throat, and asthma, but some doctors believe that dust does not have these health problems, so they do not believe that these problems are caused by dust.
In general, dust has health problems. I have explained them in detail in Daruur.

Leave a Reply