Categories
Software

Sida loo sameeyo AMP pages

Sida loo sameeyo AMP pages Beejajka loo yaqaano AMP waa beejaj (PAGES) oo degdeg ka dhigya webka marka lasoo booqdo,  siiba marka mobile lagasoo booqdo. Google wuxuu u keydiyaa beejajkan si dhaqsi marka aad adeegsato waxaad daeemaysaa farqi weyn. hadii aad adeegsato WordPress waxaa kasoo dejin kartaa halkan Plugin oo loogu talagallayinuu sameeyo AMP AMP […]

Categories
Software

Qaabka loogu sameeyo Word-ka fahriska alifbeetada

Marka hore waxaad samaynaysaa jadwal  markaad wax ku qorto ayaad sellect all ku sameynaysaa (waad xaddidaysaa)  adoo ku gujinaya mouska leenka jadwalka ugu korreeya sida uu yahay sawirkan: marka aad sameyso waxaad aadaysaa meesha laga sameeyo AZ sida uu yahay sawirkan: Markaas ayaad meesha gujinaysaa wixii ku qornaa jadwalka wuxuu isu baddalayaa  AZ. jadwalka waa […]

Categories
Software

Sida fudud Youtube lacag looga helo

Sida fudud Youtube lacag looga helo Way sahlan tahay in lacag laga sameeyo webk caanka ku ah muuqaallada Video-ga Youtube. Qofka wuxuu lacaga kaga heli karaa inuu furto channel waana sahal in la furto waana free lacag ma aha, qofka haysta Gmail si dhaqsi ayuu ku furan karaa Channel oo isaga gaar u ah. marka […]

Categories
News Software

Shaqalka carabiga sida loo qoro

Markaad carabi wax ku qorayso waxaad u baahanaysaa mararka qaarkooda inaad shaqal saarto xarfaha carabiga, marka waxaad u egeesan kartaa keyboardka si hoos ku xusan Shift + E :  waa godka  ُ Shift + X :  waa reebka  ْ Shift + Q : waa kordhowga َ Shift + A : waa hoosdhowga ِ ذ + […]

Categories
News Software

Web kuu sheegayo Youtube lacagta laga helo

Sida aad la socoto waxaa laga helaa internetka lacag sida YouTube iyo webyo kale la mid ah. tusaale ahaan qofka YouTube kanaal ku leh oo galinaya video isaga iska leeyahay wuxuu ka helayaa video kaste marka la booqdo lacag taas way kula duwan yihiin dadka. haddaba haddii aad rabto inaad ogaato qof kaste inta lacag […]

Categories
News Software

Youtube sidee lacag looga helaa waa maxay Google AdSense

Waxaa jiro borogram la dhaho Google AdSense. Borogramkan wuxuu yahay mid xayeysiis shaqo ku leh, waxaa iska leh shirkadda Google. Qofka shirkadda Google wax ku xayaysiisanayo webkaaga ama kanaalkaaga Youtube ayaa u noqonaya meesha uu wax ka xayaysiisan lahaa. Marka shirkadda Google ayaa labadiina  idin dhexeyso lacagta Google qeyb ayay ka qaadanaysaa adiga qeyb. Marka […]

Categories
Software

Sideed ku ogaan kartaa qofka Facebook profile-kaaga soo booqdo

Dadka Facebook ku jiro waxay aad u rabaan inay ogaadaan dadka profile -kooda galaya sawiradooda daawanaya iyo qoraalladooda. Facebook keligiisa kama ogaan kartid arrintaas, laakin waxaa jira App kuu sheegaya dadka galay Profile -kaaga. waxayna ku shaqeeyaan Android. waxaa ugu caansan seddex app oo kala ah sida soo socota: Midka koowaad waxaa la dhahaa : […]