Pocket Sense waa barnaamij taleefanka ka ilaalinaya in lagaa xado Barnaamijkan waxaa loogu talaggalay taleefanada ku shaqeeya nidaamka Android waxaa lagu magacaabaa Pocket Sense. Taleefankaaga hadduu qof kale qabto wuxuu yeerinayaa gambaleel xoog badan oo qaylo gaar ah leh ama dhawaaq culus saad adiga ka dhigto, xitaa taleefankaaga haddii lagaa jeeb siibo wuu dhawaaqayaa ama […]
