Categories
Riyooyinka Dreams

Lacag badan daadaadanayso maxaa lagu fasiraa

Lacag badan daadaadanayso maxaa lagu fasiraa Su’aasha: Waxan ku riyoday anigoo lacag badan wado oo xaanshi ah , ee iga dhacdhacayso oo aan so gurbinayo Jawaabta Lacagta badan waxaaylo badan ayay tusinaysaa, qofka doobka guur ayuu helaa, qofka xaaslaha caruur ayuu helaa iyo caafimaad iyo farxad, sidoo kale guud ahaan waxaa lagu fasiraa inuu qofka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Liin dhanan ayaan ku riyooday waa maxay

Su’aasha Waxan ku riyoday anigoo saxan baaris ah wado  korna hal iyo haaf liin dhanaan ah ka saran yihin nin an garanayo oo dariskayga ah ayaa igu yiri liin isii marakasan midi haaf ka ahayd siyay liin xoogaa yara madow bay ahayd lakin biya badan ayaa ku jireen markas ayu ninkii wax yar riixay misa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada dabka shidan waa maxay

Fasirka riyada dabka shidan waa maxay Su’aasha Waxaan ku riyoday barama stove gurigayga ka shidan oo laba malin Shidanoo sida Wax ka hilmamay in la damiyo mana isticmalo barama stove holac yar aya ka baxaya iyo hora qiic ah marka uu guriga ka hubsan ayan isiri wana damiyay Lomaba dhawankarin kulelka illa hu qariray Maria […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Gabar ku riyootay iyadoo dhashay sedex caruur

Su’aasha Asc walaal waxaan rabaa In aad riyo ii fasirto  wali la ima guursan waxaan ku riyooday anoo dhalaaayo sadex cunug fooshana alle iguma dhibin si fudud ayan ku dhalay ilmihi aan dhalay ayaa cunug Ka mid ah waxaa qadaneeso naag aan isku Mel joogno oon aqaaan oo hada isku mel ayaan joogna safcn ayaan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyo bisad iyo libaax maxaa lagu fasiraa

Su’aasha asc waan idiin salamaya dhamadina. Waxa dhib igu hayaa 2 riyo kala ah kow libaax ila dagalamaayo..marna makulaal ama  bisad oo ila jiifta mukulasha wey igu soo sexaneysaa iyadoo dhirir badan markaan soo kacana daaqada bey ka baxeysaa anoo u jeydo.fadlaan wan u bahana qeer allah idiinsiiyo wa bilaahi towfiiq. Jawaabta Libaaxa wax badan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada hilibka ariga

Fasirka riyada hilibka ariga Su’aasha Asc walal, waxan xalay ku riyooday anoo Hilib ari ka soo gadaya kawaanka. hilib waxana ila socday laba wiil an aqaano saxiibo an nahay. marka hilib ariga muxuu noqon kara marka la soo gadaya ama asaga oo ceyrin ah Fasirka riyada hilibka ariga Jawaabta Hilibka ariga wuxuu tilmaamayaa hanti badan, […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dhimashada aabaha maxay tahay

Su’aasha Qofka wuxuu arkaa iasgoo aabihiisa dhintay marka maxaa lagu fasiri karaa haddii aad ku  riyooto adoo abahaaga dhintay Jawaabta Riyada dhimashada aabaha dad badan ayaa arko oo aadna uga naxo, haddii aad ku riyooto abahaaga oo  dhintay isagoo nool,waxay tilmaamaysaa riyadaas inaad duruufo adag mari doonto, laakin aad ka bixi doonto, waxaana aad kuu […]