Riyada Bulaca la ceyrsanayo maxay tahay

Su’aasha:

waxaan ku riyooday labo bulac oo meel kasoo baxay guriga ka mid wax sanduuq u eg kadib musqusha xageeda ayay u carareen boq derbiga ku yaalla ayay galeen fasirka riyada muxu noqon kara.

Riyada Bulaca la ceyrsanayo maxay tahay
Riyada Bulaca la ceyrsanayo maxay tahay

Jawaabta:

Bulaca ama mulca ama abuurta qofba siduu u yaqaano guud ahaan wuxuu tusiyaa xasad iyo sixir iyo fidno iyo shaydaan, wuxuu kaloo tilmaamaa qof dadka isku diraya oo shar badan, marka waxaa lagaa rabaa inaad Ilaahay ka magangasho sharta shaydaanka,

Riyada mulaca oo joodariga hoosta kaga jira

A slanderer, a liar, or a liar, as he knows it, generally indicates envy, witchcraft, sedition, and Satan. It also indicates a person who is very evil and who causes trouble for people. Therefore, you are required to seek refuge in God from the slander of Satan.

Leave a Reply