Riyada abeesada iyo gabadha abaheed kabo u keenaya Riyada: Asc shekh afar riyo ayan kuwaydinaya iiso fasir mahadsanid. Riyadan waxa ku riyooday wallkay oo dhalinyaro ah waxayna tahay sidan: 1: Dhoor mar wuxu ku riyooday isago dad is dilayaan uuna kow kaga siinayo. 2: Mida kale waxay tahay wuxu ku riyooday abeeso wayn oo guriga […]

