Riyada digriga towxiidka iyo magac maryam warqad lagu qorayo

Riyada digriga towxiidka iyo magac maryam warqad lagu qorayo Riyada: Asc sheikh waxan ku riyooday anigo oo jooga meel doorasho oo la codeyna warqadi codeynta waxaan ku qoray digriga towxiidka laa ilaaha ilalaahu waxdahu laa shariika lah lahul mulku walahul xamd wahuwa calaa kuli shey’in qadiir iyo magaca maryam Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal weyn […]
Riyada hooyo la qabo duceysanayo

Riyada hooyo la qabo duceysanayo Riyada: Sheikh Hooyo ahay oo laqabo isoo fasir riyada anoo duceysanyo oo ku duceysanyo ilheyow hadii meshas la idhigo adiga ii wehel yeel Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad Alle u dhowaan doonto oo aad noqon doonto qof cibaado badan Waxaadna heli doontaa wax wanaagsan oo aad rajaynaysay Riyada waa khayr. […]
Riyada ducada lagu duceysto oo qofka riyo ku arakayo

Riyada ducada lagu duceysto oo qofka riyo ku arakayo Riyada: Sheekh waxaan taasaa marar badan angoo akhrinaya ducooyin kaab koob kooban oo markaan soojeeday aan ku ducaysanayay waxaa kamida الهم اتي أعوذ بك من جهد البلاء ودرك الشقاء وسوء القضاء وشماتة الأعدء sheekh miyaa la odhan karaa waa xadiisu nafsi mise waa raxmaani iisoo sheeg […]
Riyada ala bariga maxay noqon kartaa

Riyada ala bariga maxay noqon kartaa Riyada: Asc sheekh waxaan ku riyooday dhowr habeen oo isku xigxiga anoo ka shaqaynaya ala bari Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa munaasabad fiican oo farxad leh Waxaa laga yaabaa inaad hesho wax aad raadinaysay Waa bishaaro Halkan ka daawo riyada arooska The dream points to a nice and […]
Riyada nin sixiroole hilib iibinaya aniga iyo hooyo adkaar akhrinayno

Riyada nin sixiroole hilib iibinaya aniga iyo hooyo adkaar akhrinayno Riyada: Asc bahda daruuro waxaan xalay ku riyoo Aniga iyo hooyaday oo guri joogna waxaa meel guriga xaga qiblada ka jirta hilib ku gadaya nin dadka wax fiiri fiiriya ama wax sheega naago indho xidhan oo xijaabo madow baa u imasnaya waxbuu usheegayaa markaa ani […]
Waxaan ku riyooday Abiy Axmed oo dhar ciidan qaba

Su’aasha: Àsc bahda daruuro wll waxan ku riyooday xalay anoo raysalwasaaraha Ethiopia oo dirays ciidan qaba hortiisa intaan istaagay ayaan ilahay baryay waxaana lahaaa ilahaow abeyi waxbuu rabaa anagana wax baan rabnaaye ilahow xornimo nasii isaguna wuu uun qoslayaay intaan ilahay u sujuuday baana laha yàrabi xornimo nasii isagana waxaan ku dhahay wadankanaga xornimaan urabnaaye […]
Riyada astaqfaarta lagu barayo

Riyada astaqfaarta lagu barayo Riyada: Asc gabar Walaashay oo Garoob ah ayaa ku riyootay iyada oo astaqfaarta la barayo oo lagu cel celinayo waxaa la leeyahay astaqfiralaah dheh iyadana ay Yara qaldeyso oo la barayo. Fasirka: Riyada aad bay u fiican tahay waxay tilmaamaysaa in ilaahay kurbada ka feydayo oo ay heli doonto muraadkeeda inkastoo […]
