Categories
Fatwada Siyaasa - politics Taariikh - History

Illuminate ma wax jira baa?

Illuminate ma wax jira baa? Su’aasha: Wanku salamay sxb een waxaan ku weydiiyey waxaan arkay dad badan oo ka sheekeynaya urur ay shaydaamada ku mideysanyihiin oo loo yaqaano illuminate marka ururkaan sheydaamada waxay leeyihiin baa lagu sheegay calaamado ayaga u gaar ah oo lagu yaqaano dadka ururkooda ka tirsan marka kooxdan sheydaamada ma bin aadam […]

Categories
Siyaasa - politics

Sababaha keenaya Farmaajo inuu doorashada 2022 ku guuleysto

Siyaasadda dunida waxay ku dhisan tahay maslaxad iyo fikir diini qarsoon, dowladaha reer galbeedka oo gumeystay dalal badan waxay ku dhisan yihiin fikir diini oo ah in lala dagaallamo diinta islaamka iyo in la faafiyo wax kaste diinta islaamka kasoo horjeeda, waxayna sheegtaan inay yihiin calmaaniyiin oo aan diin shaqo ku lahayn, laakin markaad eegto […]

Categories
Siyaasa - politics

Farmaajo hadii markale dib loo doorto waxa dhacaya eeg

Su’aasha: Madaxweynaha Qaranka mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo shacabka Soomaaliyeed waxay si guud ula socdaan Hormarada uu dalka gaarsiiyey waa madaxweynaha kaliya ee shisheeye aan amar ka qaadan ee mucaaradka qaran dumiska siyaasad kaga adkaaday sxb sow laysma dhihi karo farmaajo Qarankaan qofaan isaga ahayn ma hogaamin karo maadaama adiguba aad aragtay guulaha is daba jooga […]

Categories
Siyaasa - politics

Farmaajo qofkii qaladkiisa sheego qaran dumis miyaa?

Su’aasha: Waxaan la yaabay qoraalka aad soo galiseen oo madaxweynaha Qaranka ugu gafeysaan waxaan islahaa websitekan dad aqoonyahano ayaa ka shaqeeya oo culumo u badan lkn qoraalkii aad soo galiseen qofka qoray waa qof aragti gaaban leh oo qabyaaladu ku weyntahay marka Daruur.com ma qaran dumiska ayuu u adeegaa mise waa website cilmi laga kororsado. […]

Categories
Siyaasa - politics

Farmaajo ma qaran baa mise waa muwaadin soomaaliyeed

Farmaajo waa qof beesha caalamka ay wadato taas waxaa laga fahmi karaa waxyaalo badan uu kaga duwan yahay madaxdii dalka soo martay, Farmaajo gadaashiisa wax buu ku og yahay, kalsoonida uu qabo ayaa ku tusinaysa. Marka aan u laabano nidaamka xukumka soomaaliya ka jira waa nidaam ku dhisan 4.5, marka beesha uu Farmaajo ka soo […]

Categories
Siyaasa - politics Talooyinka Consultation

Kalitalisnimada cudur nafsi ah miyaa

Su’aasha: Asc tan iyo qaan gaarkeygii waxaan isku arkay in aan aad u Xiiseeyo Darajada iyo sareynta waligay waxaan ku fakiri jiray in aan madaxweyne noqdo Waxaan aqrisadaa Qoraalada ku saabsan Diktaatiriinta iyo aas aaska rajiimyada waxaan qiyaasaa oo sawirtaa sida Nin kaliya Ku maamuli karo dal Si awood leh heer waxaan marayaa in cudur […]

Categories
Siyaasa - politics

Sirta Ikraan Tahliil Faarax loo la’yahay ilaa maanta

Sirta Ikraan Tahliil Faarax loo la’yahay ilaa maanta   Soomaali waa wadan aan amaan ahayn xataa qofka dowladda ka shaqaynaya kama nabadgalo cidda uu u shaqaynayo. Soomaali waa meel qofka laga disho jagada uu hayo haddii uu ku nool yahay meel beeshiisu ku yar tahay ama aysan jooginba. Somaali waa duur oo dugaag dadow ay […]