Sirta Ikraan Tahliil Faarax loo la’yahay ilaa maanta

Sirta Ikraan Tahliil Faarax loo la’yahay ilaa maanta Soomaali waa wadan aan amaan ahayn xataa qofka dowladda ka shaqaynaya kama nabadgalo cidda uu u shaqaynayo. Soomaali waa meel qofka laga disho jagada uu hayo haddii uu ku nool yahay meel beeshiisu ku yar tahay ama aysan jooginba. Somaali waa duur oo dugaag dadow ay […]
