Categories
News

Mustafa oo ka qaybgalay aaska Aabbihiisa iyo walaalkiisa

Saciid Mustafa oo 13 jir wuxuu ku dhaawacmaday weerarka masjidka New Zealand wuu diiday inuu isbitaalka joogo wuxuu dalbaday in la geeyo najaasadda walaalkiisa iyo aabbihiisa siduu ugu qaybgali lahaa aaskooda, walaalkiisa Xamsa Saciid 15 jir iyo Abbhiisa 44 jir oo ku geeriyooday weerarka New Zealand.   Familkiisa waxay New Zealand joogeen hal sano kaliya […]

Categories
News

Kooxo usoo bandhigay muslimiinta New Zealand taageero

Kooxo usoo bandhigay muslimiinta New Zealand taageero Kooxo kasoo jeeda dhaladka New Zealand iyo Australia ayaa ballan qaaday inay muslimiinta garab istaagayaan. waxay sheegeen in salaadda jimcaha ay masaajidda New Zealand ay ilaalinayaan, waxaa ka mid ah kooxda Mongrel Mob oo sheegay inay ilaalinayaan masjidka jaamaca ee Hamilton. sidoo kale kooxda King Cobra gang iyagana […]

Categories
News

Booliska New Zealand oo Islaamka loogu sharxayo masjidka

Weeraradii foosha xumaa ayaa waxyaalo badan keenay. Booliska dalka New Zealand oo masjidka weeraradu ka dhaceen cashar diini loogu sharxayo. waxaa la sheegay dad badan inay diinta soo galeen, dadka u dhashay dalka New Zealand oo aad ugu soo qolqolaya.   sidoo kale waxaa la dhahay masaajidda waxaa ka dhamaaday kutubta iyo cajalada islaamka lagu […]

Categories
News

Bandhigga beeraha Baladweyne

Soomaali waxyaalo badan ayay caan ku tahay. waxayna leedahay dhul barwaaqaysan waa dal aad u qiime badan soomaali. marka maanta laga hadlo dalkeena lama soo koobi karo waxa jira. sawirada bandhig lagu soo bandhigay waxsoosaarka beeraha baladweyne Bandhiggan waxaa lagusoo bandhigay beeraha soomaaliyeed qeyb ka mid ah Furuudka iyo qudaarta laga soo saaro.     […]

Categories
News

Xasan Aadan Samatar Farmaajo muxuu ka rabaa

Farmaajo iyo Khayre  waxay soo dhoweeyeen Fanaanka caanka ah Xasan Adan Samatar. dad badan ayaa baraha bulshada soo bandhigay oo isweydiiyay Farmaajo iyo Khayre waxay soo celin la’yihin amniga Muqdisho waxay taraysaa inay  ku fanaan waxyaalo aan faan ku jirn. Qofka masuulka ah waxaa laga rabaa inuu ka fikiro dalka iyo dadka waxa ay u […]

Categories
News

Haweeney caddaan ah oo Quraanka la dhacday

Islaamka oo maanta dad badan ay raadinayaan, markastoo weerar lagu qaado waxaa soo galaya diinta islaamka dad badan,  9/11/ marka maraykanka ay dhacday waxaa soo islaamay dad badan oo aan ogeyn inay jirto diinta islaamka. weerarada dambe ee labada masjid dalka New Zealand waxay keeneen dad badan inay diinta islaamka soo raadiyaan.   Haweeney caddaan […]

Categories
News

George W Bush oo qoxootiga difaacay

George W Bush wuxuu ka mid yahay xisbiga Jamhuuri ama Repoblic, Bush oo hadda 72 sano jir ah ayaa soo noqday madaxweynihii 43-aad ee Mareykanka waxaana uu xilka hayay intii u dhaxeysay sannadihii 2001-dii ilaa 2009-kii. wuxuu aad u difaacay dadka qoxootiga ama soo galootiga dalka maraykanka. Bush wuxuu yiri: Xoxootiga waa naxariis loo baahan […]