Categories
News

Ardayda Jaamacadda New Zealand sidey aadaanka u dhegeysteen

Weerarka ka dhacay New Zealand oo muslimiinta dhibaato weyn loogu geystay ayaa waxyaalo badan soo raacay. waxaa ka mid ah intaas qof inay maqlaan aadanka muslimiinta. taas oo keenaysa dad badan inay Islaamka iweydiiyaan taasna waxay keenaysaa inay dad badan diinta islaamka soo galaan. gaalkii xumaa oo geystay dilka foosha xumaa ayaa wuxuu sameeyay wax […]

Categories
News

Barlamaanka New Zealand oo Quraanka Kariimka ku furfurtay

Weerarkii foosha xumaa markuu dhacay ayaa waxaa dhacday in gaalo badan ay muslinka tageeraan. dad badan iyaga ka mid ah ayaa arrinkaas ka xumaaday waxayna ahayd dhacdo aad u weyn. weerarkaas kaddib waxyaalo badan ayaa dhacay waxaa ka mid ah in baarlamaanka lagu furo aayadaha quraanka kariimka. taasna waligeeda maysan dhicin. imaam kasoo jeeda dalka […]

Categories
News

PM-ka Canada Justin Trudeau oo Masjid ka khudbeeyay

Raisulwasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa wuxuu booqday masjidka SNMC mosque ee ku yaalla magaalada Ottawa ee dalka Canada. Muslimiinta si fiican ayay suoo dhoweeyeen, wuxuu uga tacsiyeeyay muslinka dhibka loogu geystay dalka New Zealand. wuxuu sheegay Canada inay muslimiinta qayb ka mid ah ay yihiin bulshada. sidoo kale inay kaalin ka qaadanayaan dhismaha Canada. daawo […]

Categories
News

Will Connolly Wiilka Ukunta oo loo aruuriyay 30.000 dollar

Wiilkii ku dhuftay ukunta ninka cunsuriga oo taageero weyn ka helay adduunka. wiilka oo da’diisu tahay 17 oo lagu magacaabo Will Connolly, wiilka oo kasoo horjeestay nin hadal xun ku hadlayay oo muslimiinta lid ku ah. Will Connolly oo lacag loo aruuriyay oo gaaraysa 30.000 doolar. wuxuu sheegay wiilka ukunta “egg boy” siduu ku caan […]

Categories
News

Sawirada dadka ku shahiiday New Zealand

Weerarka foosha xun ee lagu laayay Muslimiinta iyagoo masjidkooda ku tukanaya, wuxuu ahaa argagixis daran, aan la illaawi karin. dad badan ayaa ku shahiiday oo kasoo jeeda dalal badan muslin ah. Ilaahayhow muslinka nabadgali mee kastoo ay joogaan. sawiradan waa sawirada dadka ku dhintay weerarka maalinta Jimcaha ka dhacay dalka New Zealand. dadka waxay iskugu […]

Categories
News

Wiilka qaabka uu ugu ukunta nin Islaamika caayay Video

Ninkan oo islaamka meel uga dhacay. marka muslimiinta lagu laayay New Zealand. wuxuu yiri islaamka ayaa sabab u ah waxyaalaha ka dhaco dalalka reer galbeedka. isagoo aad u dhaliilay qabilitaanka dadka msulinka ah. islmarkii wiil yar ayaa ukun madaxa kaga dhuftay. wiilka ayuu isagana gaaracay. daawo muuqaalka:         Wilkan oo iska dhigay […]

Categories
News

Aayadaha dhiigga gaaray maxay ka hadlayaan

Aayadaha dhiigga gaaray maxay ka hadlayaan Xasuuqii ka dhacay masaajidda New Zealand oo uu fuliyay gaalkii xumaa wali baraha bulshada socda. kaasoo ah mid aan la illaawi karin. Nin ka mid ah dadka lagu dilay masjidka isagoo quraanka akhrinaya ayaa kitaabka qoraanka dhiigiisa gaaray. bogga midig aaydaha ku qoran  waxay ka hadlayaan yahuudda iyo kirishtaanka […]