Categories
Caafimaadka Health

Finka wejiga maxaa xal u ah

Finka wejiga maxaa xal u ah Su’aasha: Waxan rabaaa wajigeyga wuxu leyahay finan ilaya tarnteydii wey iga babi la yihiin maraka waxa u fiican ii sheeeg. Jawaabta: Waxyaalo badan ayaa keenaya finka marka waxaa fiican in la ogaado sababka keenay si loo daaweeyo waxaad ka akhrisan kartaa qoraalladan ka hadlaya finanka waxa keeno iyo daawada: […]

Categories
Caafimaadka Health

Galleyda jirka waxay u tarto iyo vitamiinada laga helo

Galleyda jirka waxay u tarto iyo vitamiinada laga helo Su’aasha: ASC walaal somali waxaa lagu beeraa galley marka dadka soomaalida waxay ka jecel yihiin bariis iyo baasto, marka galayda dad kama helaan dadka qaar cambuulo iyo soor ayay ka dhigtaan waxaan raba inaan ogaado galayda vitamin ma leedahay maxay taraysaa? Jawaabta: Galleyda waxay leedahay faa’idooyin […]

Categories
Caafimaadka Health

Astaaamaha lagu garto marka qofka wadnahu xanuunayo

Astaaamaha lagu garto marka qofka wadnahu xanuunayo Su’aasha: Astaaamaha lagu garto marka qofka wadnahu xanuunayo. Jawaabta: Jirada wadna xanuunka waxaa lagu gartaa astaamo badan waxaa ka mid ah: 1- suuxdin kedis ah 2- neefta oo ciriiri gasho, qofka oo si fiican u neefsan waayo. 3- xabad xanuun, xabadka inuu kaa xanuuno. 4- yaqyaqsi daran iyo […]

Categories
Caafimaadka Health

Daawada ugu fiican wajiga barta madow ka tirtirta

Su’aasha: Waxaan rabaa inaad ii sheegtaan daawada ama kareemka ugu fiican oo lagu nadiifin karo wejiga marka uu yahay maqaarka mid dufin wato oo qoraxda marka ay qabato madow noqda daawo aan dhib lahayn oo side effect lahayn mahadsanidin. Jawaabta: Maqaarka dadka qaarkooda waa mid saliid ama dufin leh oo qoraxda marka ay dhufato madoobaada, […]

Categories
Caafimaadka Health

Finka ama nabarka carabka waxa keeno

Finka ama nabarka carabka waxa keeno Su’aasha: Waxaan raba inad ii sheegtaan carabka maxaa u keeno fin ama nabar oo xanuun badan xataa liin dhanaan marka ay gaarto aad u balbala cudur miyaa keeno oo gaar ah fadlan ii cadeya . Jawaabta: Carabka waxaa u keeno inay nabro ama finin kasoo baxaan sababo badan waxaa […]

Categories
Caafimaadka Health Sharxidda Axaadiista

Soonka caafimaadka iyo ajirka laga helo

Soonka caafimaadka iyo ajirka laga helo Ilaahay umadda muslinka wuxuu ku mannaystay bisha soon, runtii waa bil aad u barakaysan oo laga helayo ajir badan iyo sawaab aan lasoo koobi karin sida axaadiista rasuulka (SCW) badankooda ay sheegeen. Soonka wuxuu leeyahay waxyaabo aysan lahayn cibaadaadka kale, marka qofka islaamka haysta waxaa laga rabaa inuu ku […]

Categories
Caafimaadka Health

Saliid macsaro ayaan ku siigeystaa maxay dhib ah leedahay?

Saliid macsaro ayaan ku siigeystaa maxay dhib ah leedahay? Su’aasha: Waxaan sameeyaa badanaa inaan xubinkeyga mariyo saliida macsarada xitaa waaku siigeystaa markaasaa biyo badan iga imaada marka saliidaas dhibaato mey ukeeneysaa xubinka taranka. Jawaabta: Siigada si kaste ha ahaato dhib ayay kuu kenaysaa dhibkaas wuxuu noqon karaa dhib nafsi ah ama mid xubin ah. Marka […]