Dadka qaar dibqalooca aan karin maxaa la dhihi karaa

Su’aasha: Asc dr waxan ku weydinlaha Waxan arkay dadka qaar oo uusan karin ama wax xanuun ah aanan dareemin qaniinyada dibqalooce iwm dadkaasi maxey yihin? Qaar kamida hadii ay candhuuftooda saraan qof ay abeeso qanintay misana ku bogsada shekadaas igadabagee full information igasii please dr nagu qaaliga? Jawaabta: Waxaa laga yaabaa inuu yahay dibqalooc aan […]
Ma jirtaa sun layskaga buufiyo tuqsiga?

Su’aasha: Tuqsi baa nafta noo keenay lagama jiifi karo marka waxaan u baahnaa bahal layskaga buufiyo tuqsiga inaad iisheegtaan oo dadka waxyeelo u leheen. Jawaabta: Tixsiga wuxuu soo raacaa wasakhda, qofka waxaa laga rabaa inuu ku dadaalo nadaafadda, sidoo kale wuxuu soo yaacaa waqtiga kulaylka. Waxaa fiican in tixsiga siyaabo dabiici ah loola dagaallamo. Waxaa […]
