Dhalinyarada daawata aflaamta sexyga miyey ku biyo baxaan?
Su’aasha:
Dhalinyaro badan oo asxaab nahay baan arkay oo daawada filimada galmada waxayna iisheegeen inay raaxo dareemaan markey daawanayaan qaarna sidaas ay ku biyo baxaan ayagoo daawashada. filimada wasmada gaalada
Marka fiirsiga muuqaalada sexyga ma shahwada ninka ayay dibada u keenaan?

Jawaabta:
Dadka qaarkii waa laga yaabaa daawashada kaligeeda inay ku biyabaxaan, waxaana u badan dadka da’ yarta oo aan biyaha iska bixinin oo aan siigaysanin, laakin dadka badankooda kacsi waali kaliya ayay ka qaadaan iyo madax xanuun daawashada filimada galmada.
Intaas waxaa u sii dheer dambi iyo inay raganimada ka daciifto marka ay u bartaan, hadhow xaaskooda xataa ma qancin karaa.
Marka iska ilaali inaad fiirsato filin xun.
Daawashada filimada gaalada dambi miyaa
Some people may be aroused by watching it alone, and it is mostly young people who do not urinate or smoke, but most people only get a crazy erection and a headache from watching sex movies.
In addition to that, it is a crime and makes them weaker in masculinity when they learn it, and later they cannot even satisfy their wives.
So avoid watching bad movies.
