Waxaa isku xiran dareenkayga iyo kaadidayda
Waxaa isku xiran dareenkayga iyo kaadidayda
Su'aasha:
Waxaan ahay gabar 4 bilood reer leh walina uur ma yeelan waxaa I haysta dhib taasoo ah in dareenkayga iyo kaadidu isku xirantahay mar walbo oo dareenkayga kaco kaadi ayaa I qabanaysa…