Raga hal mar bas gala waxa u roon awooddooda
Su’aasha:
qofka halmar biya baxa an mar labaad ku laaban karin markasna dhaqsi biyaha ka imadan maxa xal u ah sidee sadax mar camal ku gali kara

Jawaabta:
Taas waxay noqonaysaa nafaqada jirka siiba cuntada raga u roon, waxaa jira cuntooyin oo qofka awood xooggan siinaya, qofka markuu si toos ah u cunayo waxaa ka mid ah:
Kaluunka nooyadiisa kala duwan sidoo kale cuntada badda oo dhan waxaa soo galaya qubada, sidoo kale saliid seytuun iyo saliid macsaro iyo dhamaan waxyaala burutiinka badan leh sida loosta kaajuuga, fustuqa, bunduqa, iyo avocado iyo basal iyo tuun iyo geedka ginseng dhamaan cuntooyinkan aad bay ninka awood u siiyaan.
Waxaa kaloo jira Zink oo laga helo cuntooyinka badankooda sidoo kale asoo kaniini ah ayaa la heli karaa, kaalin weyn ayuu ka cayaaraa xagga awoodda galmada, qofka jirkiisa uu ku badan yahay wuxuu gali karaa 3 jeer oo kale.
Laakin guud ahaan shardi ma aha qofka inuu dhowr jeer sameeyo waxaa muhimsan inuu qofka galmada dheerayn karo.
Kulaylka geedka ninka markuu dansan yahay dabiici miyaa
This is the nutrition of the body, especially for men, there are foods that give a person strong strength, when a person eats them directly, including:
Different types of fish, as well as all seafood, including cod, as well as olive oil and mackerel oil and all things high in protein such as cashew nuts, pistachios, walnuts, and avocados, and onions, tuna, and ginseng, all of these foods give a man great strength.
There is also zinc, which is found in most foods, and it can also be found in tablets, it plays a major role in sexual power, a person who has a lot of it in his body can enter it 3 times more.
But in general, it is not necessary for a person to do it several times, it is important that the person can prolong sex.
