Waxaa isku xiran dareenkayga iyo kaadidayda Su’aasha: Waxaan ahay gabar 4 bilood reer leh walina uur ma yeelan waxaa I haysta dhib taasoo ah in dareenkayga iyo kaadidu isku xirantahay mar walbo oo dareenkayga kaco kaadi ayaa I qabanaysa aadna ii xanuujinaysa waxaa laga yaabaa inaan dhawr mar soo kaadiyo inta galmadu socoto. Markay dhamaatana […]
