Categories
Fatwada

Dambiga labo nin haday geedkooda isa saaraan

Su’aasha: labo wiil haddi ay isku qabtaan labada gus  midba midka kale guskisa midka kale salsalaxo oo sidaas ay ku biyabaxan maxaa laga rabaa inay sameyan  siigo miyaa mise waa dambi kale. Jawaabta: Inaad cowradaada qof kale tusto waa dambi inaad taabato cowro kale waa dambi, oo aan xaaskaaga ahayn, falkan waaba kasii daran yahay […]

Categories
Fatwada

Ninka haduu qaraha ama xabxabka ku xaajo guto siigo mala dhihi karaa

Ninka haduu qaraha ama xabxabka ku xaajo guto siigo mala dhihi karaa Su’aasha: Waxaan fiirsaday muuqaal nin u galmoonayo qaraha ama xab xabka intuu meel ka duleeliyey sidii naagtiisa cml ugu cel celinaayo taasoo kale dambi miyaa siigana ma noqon kartaa qofka haduu biyaha iskaga bixiyo.                   […]

Categories
Fatwada

Ramadaanka kadib filin xun ayaan daawaday ma iga buray soonka

Su’aasha: asc bahda daruur wa idin salaamey alxamdulilah ramdaanka 30 kiisa wana soomey 30 habeen qiyaamkisa wan ka faaiidaystey waxana isku arkey dhoor ducoyin oo ilaahey iga aqbalayey ramdaanka dhexdiisa riyooyin fcn ilaahey waa itusaayey qaarkoodna idinka ifasiraayey lkn waxaa jirto ramdaanka kadib malinti jimcaha aheyd ayaan danboowey danbigeegana waxaa daawadey aflaam sex ah waliba […]

Categories
Fatwada

Su’aalahan naagtayda kusaabsan jawaab iga siiya

Su’aasha: Su’aasha kowaad. 1. Naagtayda hadaanan rabin inay uur qaado biyaha makasoo bixin karaa (withdraw). Haday sabab jirto iyo hadii kaleba. 2. Ayadoosa uur yar leh ma u tagi karaa xaaskayga. 3. Maxay diintu ka qabtaa (baashimaynta ) waxa la yiraahdo ama in labada lamaane ay afka~afka isu galiyaan. Mahadsanid. Jawaabta: 1- Haa way banaan […]

Categories
Fatwada

Gabar aan dhalay hooyadeeda la joogto fidra maka dhiibaa

Su’aasha: Asc asxaabta media/waxaa rabaa in ay iiga jawaabtan gabar aan aniga dhalay oo hoyadeed la joogta fitrada maka dhiibi karaa mise hooyadeed ayaa ka dhiibi karta. Jawaabta: Gabadha fidradeeda adiga ayay kugu waajibaysaa, maadaama adiga aad tahay aabbaha dhalay, haddiiba adiga aad joogto adaa lagaa rabaa inaad ka dhiibto. Haddii ay kugu dhahdo hooyada […]

Categories
Fatwada

Hadaan siigo ku dhoco oo saas ku biyo boxo soonkeyga ma sii wadankaraaa?

Su’aasha: Sxb anoo sooman ayaan siigeystay waana biyo baxay soonkeyga masii wadankaraa oo ansax ma ii yahay mise jirtaa culimada islamka qaar ogolaanaya in siigada aysan soonka ku jabeynin mahadsanid. Jawaabta: Su’aashan mid la mid ah ayaan hadda ka jawaabay halkaan ka akhriso: Qofka Isagoo Sooman Siigeysta Ma Qaadan Karyaa Madaahibta Dhigeysa In Siigada…

Categories
Fatwada

Qofka isagoo sooman siigeysta ma qaadan karyaa madaahibta dhigeysa in siigada soonku jabinin?

Su’aasha: Waxaan siigeystay maanta oo 29 maraayo soonka inta ka horeysay waan iska ilaalin jiray marka hadaan siigadaas ku dhacay soonkeyga ma sii wadan karaa anoo qaadanayo madaahibta dhigeyso in soonku siigada ku burin bal si deg deg iigu soo sheeg? Jawaabta: Qofka muslinka ma aha inuu raaraaco wixii laysku khilaafay oo kala soo baxo […]