Categories
Fatwada

Waswaaska iyo niyada soonka

Su’aasha: Sheekh waxaan ka baqanyaa ama ka cabsanayaa in soonkayga mid la aqbalayn yahay wax baana igu leh soo qalee soonkii oo dhan dhan ilaa kuwii hore sababto ah niyada lamaad iman.mana yaqaanin in la niyoodo habeenkii balse suxuurta usoo kaco si soonka ugu adkaysto iyo inta aana caado qabina garanyo in kolayba iska soomayo […]

Categories
Fatwada

Qof gaal ah xoolihiisa mala xadi karaa

Su’aasha: Asc dhamaan walaalaha daruur iyo dhaman musliminta melwalba aad jogtan salan kadib waxa rabaa inaad ishegtan qof gaal ah oo lo shaqeeqo xoolihiisa wax ma laga xadi karaa bal suashana kaso jawaaba bal somalidena diinta qalad bay kafahansan yihiine ma ubanaan tahay gaalkaas inu kaxado alabta ama lacagtaba. Jawaabta: Xatooyada ama tuuganimada waa xaaraan […]

Categories
Fatwada

Ehelkeyga hadaan daqarsoonka u geeyo qaasatan hooyadey

Su’aasha: Asc sxbkyga Daruur waanku salaamaa xaaladaada kwrn sidee tahay maalmahaan webkiina wuu ii shaqeyn waayey markaa intaas kaga gudbo waxaan rabaa su’aashan ani iyo waxaa isla nool aabahay marka ani waxaa masuul iga ah aabahay marka hadii daqar soonka aabahay iyo kan keyga aan guriga walaalahay ama hooyadey geeyo ma iga gudmeysaa iyagana weyka […]

Categories
Fatwada

Habeenka laylatu qadarka maxaa lagu gartaa

Habeenka laylatu qadarka maxaa lagu gartaa Su’aasha: Habeenka laylatu qadarka astaan ma leeyahay oo lagu garan karo mise ma laha. Jawaabta: Marka hore waxaad ogaataa habeenka laylatu qadarka in wax kaste la gooyo habeenkaas waxaa la qoraa dadka noolaanaya iyo dadka dhimanaya sidoo kale dadka liibaanaya iyo dadka khasaaraya waa habeen barakaysan, cibaadada habeenkaas waxay […]

Categories
Fatwada

Zakaatu fidriga goormay ku eg tahay dal kale malagu bixin karaa

Su’aasha: Dad badan ayaa joga wadamada yurub oo an heli karin maskiin ama faqkiir ay siiyan sakada fidriga ama daqarsoonka waxa loo yaqaano, qofka hadduu u diro soomaali ma ansaxysaa, teeda kale qofka ma inuu bixiyo miya salaada ciida kahor mise waa bixin karaa salaada kaddib? Jawaabta: Culimada badankooda way oggol yihiin in lagu bixiyo […]

Categories
Fatwada

Lixda wadac ee Shawaal goormee la bilaabi karaa

Lixda wadac ee Shawaal goormee la bilaabi karaa Su’aasha: Asc bah weynta Daruur waan idiin salaamaya intaas ka dib Soonka loo yaqaano wadaca ee isbuuca la soomo marka ramadaanta goormee la soomaa waxaan arkay dad wadaca sooma maalinka koowaad ee ciida maalinta ku xigta marka in maalin ciid ah la soomo diintu maxay ka qabtaa. […]

Categories
Fatwada

Kafaraada dhaarta sidey ku waajibtaa

Kafaraada dhaarta sidey ku waajibtaa Su’aasha: Intabadan soomaalida dharta aad ayay ugu badan tahay waxaan maqlay waxa jirta kafaratul yamiin maxay tahay? Malin ayan will yar Oon abti u ahay iga codsaday telefoonkeyga inan udibo si u ugu ciyaro basle waxaan kuiri wallahi inan mar dambe kuu dibeynin inyar kadib wan unaxay deedna wan udibay […]