Addoonteyda hadey uur ku qaado Galmada Ilmahaas xalaal ma noqonayaan?

Su’aasha: Aad iyo ayaan kaaga mahad celinaa jawaabta aad isiisey mideeda kale qofku haduu adoontiisu u galmoonaayo hadey uur qaado ilmahaas xalaal ma noqon karaan. Jawaabta: Ilamaha addoontaada ay kuu dhasho waa ilmo xalaal ah oo magacaaga qaadanaya, waana ilmo xor ah adiga ku raacaya maadaama aad tahay kan iska leh hooyadooda, haddii aad dhimato […]
