Categories
Fatwada

Qofka siigeysta ama biyaha ay si kale kaga yimaadaan Qubeys Jinaabo ah miyaa ku waajibo

Su’aasha: Asc biyaha ku yimaado Taabasho Siigo ama Si kale adoo hurda oo kale Qubeyska Laga qubeysanayo ma waxaa la waafajinayaa Sida Jinaabada looga qubeysto mise Si caadi ah oo nijaaso ku gaartay oo kale baa looga meyran karaa. Jawaabta: Waa sida jnaabada oo kale, maxaayeelay biyaha hadday mar kaa baxaan waxaad ku dhacday janaabo […]

Categories
Fatwada

Waswaaska iyo shakiga ka dhalan kara doodaha gaalada

Su’aasha: Waswaski badna wanka ficanahay lakin galada waxyala xun nabiga csw Ayan sameyna tuusale Malin nin nabiga uguyeray warlord Mohamed xijab oo ujawabaya Ayan dawaday comments Ayan aqriyay nin ayada Qur’an iyo xadiith daldalaya lakin aan fahmin macnohooda rasmi ah Ayan ujawabay marki isago wuxuu dambi iyo zino kadigaya adoonta in logalmoodo oo marka nabiga […]

Categories
Fatwada

Walaasha may ku dhoofin kartaa qaab ah inaad isqabtaan

Su’aasha: walaal waxan gabar walaashey inaay iqaado diinta maxay ka qabta isma guursaneyno lkn kaliya waan kubaxaya Jawaabta: Waa xaaraan beenta guud ahaan, wayba kasii daran tahay beenta noocaas ah, haddaad rabto in noloshaada aad hesho wanaag aakhirana aad ka badbaaddo cadaab iska ilaali walaashaada inaad been ahaan u guursato adoo raba inaad adduun ku […]

Categories
Fatwada

Naag 3 lagu furay ayaa iga codsatay inaan maxlaleeyo diinta maxay ka qabtaa

Su’aasha: Sxb iga raali noqo waxaan rabaa inaad su aashan iga jawaabtid naag la qabay oo 3 lagu furay baa ninkeedii hore rabta marka waxay iga rabtaa inaan maxlalo oo sadax maalmood ka dibna furo marka waxaan dadka ka maqlay in guurkaas xaaraan yahay iyadana waxay taagantahay xitaa lacag waankuu ogolahay ee sadax bari i […]

Categories
Fatwada

Nin ayaa i damcay qaniis nimada maloo dhashaa ?

Nin ayaa i damcay qaniis nimada maloo dhashaa ? Su’aasha: Asc waxaan in badan maqli jiray in ay jiraan qaniisiin raga hamiya ilaa ay ka timaado maalintii iigu argagaxa badneed nolosheyda waxaa i damcay wiil aan qaraabo aheyn oo si dhowna aan saaxiibo u aheyn xiliyada duhurka raga dareemahooda ayaa iska kacsan Wuxuu i qabta […]

Categories
Caafimaadka Health Fatwada

Liinta Sixirka iyo isha kahor tag ma u tahay

Liinta Sixirka iyo isha kahor tag ma u tahay Su’aasha: Asc waxaan in badan maqlay in liin dhanaanta ay kahor tag u tahay Isha Sixirka iyo Jinka Marka iyada iyo qolofteeda la isku Cuno Aniga liinta ima dhibto waan cunaa iyada iyo qolofteeda markii hore ma jeclaan jirin balse in badan aan isku qasbay Hada […]

Categories
Fatwada

Qofka sinaysta qasab miyaa inuu guursado naag sinaysata

Qofka sinaysta qasab miyaa inuu guursado naag sinaysata Su’aasha: walaal qofki zineesta ee towbad keena khasab miya inu guursada naag zaniyad ah ama marku gursado kadib in loo dawa maro mise haduu towbad keeno wuu ka badbaada. Jawaabta: Qofka hadduu towbad dhab ah keeno Ilaahay wuu ka dhaafaa dambiga uu galay, wuxuu yiri Alle (SW): […]