Categories
Fatwada

Qaniisyada maxay isu guursadaan xumaan wayba ku jiraanee

Su’aasha: scw waxaan rabaa in la iga jaahil bixiyo raga khaniisiinta waxa la mid ah dumarka khaniiska ah waxay u doodaan xaqa ay u leeyihiin inay is guursadaan waxaan in is weydinayaa muxuu u taraa inay is guursadaan maxayse ugu dadaalaan guur illeen xaaraan wayba ku jiraan maxaayeelay guur waxaa loo raadiyaa qofka xaaraan inuu […]

Categories
Fatwada

Meeqa sano ayaa laga joogaa abuurista dunida iyo nabi Aadam (CS)

Meeqa sano ayaa laga joogaa abuurista dunida iyo nabi Aadam (CS) Su’aasha: Asc walaal Dadku waxa ay dhahaan dunidu waxa ay dhisan tahay malaayiin sano ama waxa lahelay dad noolaa malaayiin sano ka hor noolaa qalfoofkooda Marka maxa ka jira ? meeqa sano ayaase ka soo wareegay nabi aadam (c.s) wakhtigii uu noola ? Mahadsanidin. […]

Categories
Fatwada

Naagta meesha laga rabo inay dhaqdo xiliga istinjada

Naagta meesha laga rabo inay dhaqdo xiliga istinjada Su’aasha: scw walaal waxan rabaa inaad iga jawaabtaan su’aal aan ka qabo istinjada gabdhaha la xirirto gudaha farjiga iyo banaanka farjiga maxaa loola jeedaa marka culimada diinta ay sheegayan intee laga rabaa gabadha inay dhaqdo, teeda kale qoyaanka caadiga farjiga nijaaso miya. Jawaabta: Gabadha farjiga meesha ay […]

Categories
Fatwada

Xaaskaaga mudo intee la eg ayey Diinta baneysay inaad ka maqnaato

Su’aasha: Asc Gabar ayaan in mudo ah wada soconay Ilaa aan Isla dhameysanay Dugsigii Sare anigu waxaan go,aansaday inaan Turkiga Jaamacad u aado gabadhiina kama tagi Karin in badan markaan tashanay waxay igu xujeysay in aan guursado kadibna iska baxo arinkii aniguna wuu ila wanaagsanaaday balse Caqabad diini ah ayaan ka dareemayaa maadaama Afar Sano […]

Categories
Fatwada

Hadii Xubinka taranka aad taabato adoo janaaba ka qubeysanayo weysadaa ansax miyaa

Su’aasha: Asc Marka aan ka qubeysanayo janaabada oo aan waysa qaato kadibna aan qubeysto oo markaa Xubinka taranka Gacanta iiga dhacdo waysadaa iyo janaabada aan is raaciyey ma ansax meysaa SI GAAR AHAAN waysada aan janaabada kahor mariyey ma ansax meysaa ? Jawaabta: Marka hore waxaad ogaataa culimada fiqiga inay isku khilaafeen qofka hadduu taabto […]

Categories
Fatwada Sharxidda Axaadiista

Naagta sabab la’aan dalaaq ninkeeda maka dalban kartaa

Su’aasha: scw  bahda daruur waad salaman tihin waxan rabaa inaad iga jahilbixisaan naag hadii ninkeeda sabab la’aan ay uga dalbato inuu furo dambi maa kasoo gaaraya fadlan iso faahfaahiya jawaabta. Jawaabta: Furiinka ama dalaaqa waa wax xun haddii sabab aan jirin ninka uma fiicna naagtiisa inuu furo asoo aan haynin sabab keenaya furiinkeeda, sidoo kale […]

Categories
Fatwada

Ninka iyo xaaskiisa oo muuqaal galmo iska duubaya diinta waxa ay ka qabto

Ninka iyo xaaskiisa oo muuqaal galmo iska duubaya diinta waxa ay ka qabto Su’aasha: asc waxan rabaa inaad iga jaahil bixisaan ninka iyo xaaskiisa xiliga galmada haday isduban oo ay daawadaan mar kale ay ku raaxaystaan xalaal miyaa misa wa xaran diinta maxay ka qabtaa in ninka naagtisa uu duubo iyadoo sariirta saaran iyadoo qaawan […]