Afurka Caafimaadka leh bisha Ramadaan waa kee

Healthy food in Ramadan

Afurka Caafimaadka leh bisha Ramadaan waa kee

Afurka caafimaadka leh waa muhim qofka sooman inuu cuno.

laakin waa kee afurkaas waa su’aal mhim ah.

Marka hore waxaad  ogaataa soonka ma aha bisha cuntada si dad badan ay u haystaan.

maanta dunida muslinka dad badan ayaa u fahansan soonka inuu yahay bisha raashinka.

Afurka Caafimaadka Leh Bisha Ramadaan Waa Kee
Afurka Caafimaadka leh waa kee

waxaad arkaysaa dad badan ayaa cayilo bisha Ramadaan.

taas waxaa keentay cuntada aadka u badan la cuno.

bisha Ramadaan waa bil soon ah ee ma ah bisha cuntada layska badiyo.

marka afurka la gaaro waxaa habboon inaad cunto seddex timir kaddib aad wax yar biyo caadi aad cabto.

marka aad salaadda magrib tukato waxaad cunaysaa cunto aan badnayn.

taas ayaa caafimaadkaaga u roon.

laakin haddaad cunto raashin badan siiba cuntada saliidda badan ilaa aad neefsan weyso ama aad isku daldasho biyaha cabbitaanka dhibaatooyin badan ayay kuu keenayaan.

marka soonka haddad rabto inaad ka hesho caafimaad waa inaad cuntaa afur caafimaad leh.

timirta gurigaaga yaan laga waaynin timirt aad bay u wanaagsan tahay jirka waxay ka saartaa sunta.

waxaad ka fogaataa biyaha aashatada leh sida kookada mirindada faantada bebsida.

Afurka wanaagsan kaalin weyn ayuu ka cayaaraa caafimaadka laga helo soonka, afur wanaagsan waxaa laga wadaa afurka caafimaadka u fiican, afur aan lahayn dhibaato caafimaadeed.

timirta waa afurka caafimaadka u fiican
timirta waa afurka caafimaadka u fiican

Ducada afurka ka daawo halkan:

 

 

Healthy food is important for a fasting person to eat.

But which of these four is a question of the question.

First of all you realize fasting is not food month so many people have it.

Today in the Muslim world many people understand fasting as the month of food.

You see many people are obese during the month of Ramadan.

this was driven by the very food eaten.

The month of Ramadan is a month of fasting, not the month of food.

When the spring is over, it is advisable to eat three palm trees and drink a little normal water.

When you pray the Maghreb prayer, you eat not much food.

that’s good for your health.

But if you eat too much food, remove the oily food until you can’t breathe, or apply for drinking water, it will cause you many problems.

If you want to get healthy, you must eat a healthy diet.

Don’t let the palm trees be removed from your house. Palm trees are very good and remove toxins from the body.

Stay away from the water with the asha, such as the syings of the seeds.

Good fasting plays a big role in the health of fasting, good fours are from good health fours, fours without health problems.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More