Riyada walalkay oo dhintay oo i waaninaya

Riyada:

ALLAH MAHADLEH
ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK

WAXAN KU RIYOODAY ANOO KA IMID GABADH AAN DOONAY AYAA WAXAAN WADADA IGA SOO QAADAY WALALKAY OO DHINTAY RAMADAN TII DHAWAYD
WAXUU WATAY GAADHI WUU ISOO QAADAY WAXAAN KU IDHI WALAL SAAKA GABADHII DOONAY OO HADAN KA SOCDAA WAANU II HANBALYEYAY WAXAWNU I YIDHI WAAD GUULAYSATAYE ISKA DAA WARWARKA DAALBAA KAA MUUQDEE NASO WAAD GUULAYSATEE
KABACDI WaXAAN ARAGNAY WIIL YAROON ADEER U NAHAY OO UU ISAGU SOO KORIYAY LKN WIILKA YARI SIXUNBUU ULA HADLAY MARKAASII INTII ANIGA WALALKAY ISOO EEGAY IGU YIDHI
DHIBAATO HAU ARKIN DADKAAD WANAAJISO HADAY KU DHIBAAN WAXBA KAAMA QAADI KARAAN EE HADAYN EE DADKA WAXKASTA U QABO OO WAAD LIIBANIYE
ALLAH MAHADLEH.

Riyada walalkay oo dhintay oo i waaninaya
Riyada walalkay oo dhintay oo i waaninaya

Fasirka:

Riyada waa riyo waano xambaarsan oo lagu leeyahay waligaaga ixsaanka haka tagin xataa qofkaad ixsaan u samayso hadduu inkiro wanaagga aad u qabatay, riyada waxaa kaloo ay tilmaamaysaa inaad guul ku heli doonto ixsaanka aad dadka u qabanayso, ku dadaal wanaagga iyo ixsaanka walaakaagana u duceey.

Riyada walaalka iyo hooyada iyo ayeeyada

The dream is a warning dream that says never give up on kindness, even if the person you are doing a kindness to denies the kindness you have done for them. The dream also indicates that you will be successful in the kindness you are doing for people. Strive for goodness and kindness, and pray for your brother.

Leave a Reply