Waswaaska ciqaab rabani ah miyaa

Waswaaska ciqaab rabani ah miyaa

Su’aasha:

Waswaska soon nadar ah ayan kudibanahay ramadaanka wixi kadanbeeyey ayan isku arkay su’aalo badan OO laidinkaso waydiiyay wan wan arkay keyga wa waali waxyaalo aan macno laheyn xita wan ku waswasaya sida qofkan hadu isalami wayo , hadi rakacadan idafto, hadi sheikh hebal OO kale aan noqon wayo , hadi vediogan aan dawado markasta ama mid kasta 100k ayan soomi aya iguso dhacayo
Suasheda waswaska noocan wa ciqaab Alle mala oran kara
100k illahi adoonku ma uqabanaya 100k OO maalinba ma 100k sano aa maracinayo hadi sheegan aan sameyo 100k ayan soomi OO kaliya aya iguso daceyso

Waswaaska ciqaab rabani ah miyaa
Waswaaska ciqaab rabani ah miyaa

Jawaabta: 

Guud ahaan qofka wax kaste ku dhacaayo waa wax uu gacmihiisa ku kasbaday xataa waswaaska iyo murugta ha noqdaan, wixii qofka dhib ku dhaca Ilaahay dambiga ayuu ugu dhaafaa, marka istigfaarta badi iyo ducada inshaa Allaah Alle waa kuu gargaarayaa.

Shakiga badan iyo waswaaska geerida maxaa daawo u ah

 

Generally speaking, the person who suffers everything is something that he has earned with his own hands, even if it is whispering and sorrow, whatever troubles a person, Allah forgives him the sin, when he is overwhelmed and prays in the hope of Allah, Allah will help you.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More