Riyada Musharaxa burka oo lacag dollar i siinaayo

Riyada:

Saaxiib iwrn seetahay kheyr waye nio habeenadan laba habeen isku xigta xaley iyo habeenka ka sii horeysayba anoo lacag la isiinaayo ku riyooda hada riyadii xaley ugu dambeysay waxaan arkay anigoo joogo meel masjid ah oo la leeyahay masjidka sabaa la keenaa markaasa waxaan isha ku dhuftay mushaaraxa burka Oo Quraan akhrisanaya oo ku ooynaya Qur’aanka markaasuu wuxuu iisoo bixiyay isagoo dhoola cadeynayo shandad ay ka buuxdo lacag dollar ah markaasa aniga waxaan isleeyahay hal xaasho kuu soo bixinaa waaba lacagtii shandada ku jirtay oo boqolkun dollar dhameyd iyo boorsadii buu i wada siiyay riyadaas maxay tilmaameysaa wll.

Riyada Musharaxa burka oo lacag dollar i siinaayo
Riyada Musharaxa burka oo lacag dollar i siinaayo

Fasirka:

Walaal waan kaa qaaday waa khayr Alxamdulillaah, riyada waa riyo tilmaamayso mustaqbalka waana riyo fiican qofkaas oo lacagta ku siinaya waa waxa aad heli doonto oo guul ah nolosha fiican iyo barwaaqada iyo awoodda ayay tilmaamaysaa riyada, lacagta doolarka waxay astaan u tahay awood iyo talis, marka ninka ku siinayana waa nin muuqda xagga siyaasadda dalka soomaaliya markay ugu yar tahay jago isu soo sharxay, marka riyada waa riyo kuu tilmaamayso mustaqbalkaaga soo socda.

Brother, I took it from you, it is good, Alhamdulillah. The dream is a dream that indicates the future and it is a good dream. The person who gives you the money is what you will get and success, a good life, prosperity and power. The dream indicates that the dollar is a symbol of power and authority. The man who gives it to you is a prominent man in the politics of Somalia who has offered himself for a position when he was young. So the dream is a dream that indicates your future.

Leave a Reply