Toonta ma u roon tahay hargabka iyo qufaca

Su’aasha:

sc waxaan maqlay toonta aad bay ugu roon tahay qofka hargabka ku dhacay hadalkaas maxaa ka jiro?

Toonta ma u roon tahay hargabka iyo qufaca
Toonta ma u roon tahay hargabka iyo qufaca

Jawaabta:

Hadalkaas wax sax toonta aad bay ugu roon tahay hargabka iyo dhuun cuncunka, waxaa la sheegay inay toonta ku jirto maaaddo lagu magacaabo Allicin waa maaddada urka toonta sabab u ah, waana maaddo ka hortagta feyruusyada hargabka, xataa qofka hadduu toonta cunayo iyadoo ceyriin ah hargabka si xoog uma qabanayo hadduu qabto, waxaa kaloo la og yahay in toonta ay xoojiso difaaca jirka, daraasooyin badan ayaa taas sugay waana wax la tijaabiyay oo la ogaaday inuu sax yahay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More